HomeMadaxwaynaha Kenya oo ku gacanseydhay baaq ah in la joojiyo howlgalka lagu...

Madaxwaynaha Kenya oo ku gacanseydhay baaq ah in la joojiyo howlgalka lagu raafayo dadka Soomaalida ah ee ku…

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

KENYA (SLPOST):-Madaxwayne Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa Wilyam Ruto ayaa waxa ay ku gacanseydheen baaqyo kala duwan oo laga dalbanayey inay la joojiyo raafka sida gaadh ka ah loogu hayo

download (8)

  dadka soomaalida ah ee ku nool magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya halkaas oo dhowrkii maalmood ee tagay laga qabqabtay kumanaan soomaali ah oo ay ku jiraan haween iyo caruur tiro badan kuwaas oo imika la isugu geeyey garoon kubadda lagu ciyaaro oo ku yaalla magaalada Nairobi kadib  markii ay buuxdhaafeen saladhigyada booliska ee magaaladaasi.

Madaxwaynaha Kenya iyo ku xigeenkiisa oo howlgalka lagu raafayo dadka asal ahaan ka soo jeeda soomaalida u bixiyey magac ah howlgalka ka dhanka argagixisada ayaa sheegay in  uu sii socon doono howgalkaasi  waxa ayna ku doodeen in inta laga sifeynayo  dalka dadka qalqalka ku haya amanka uu hawlgalka sii socon doono ,waxayna intaasi ku dareen in ilaa qof waliba oo Kenyan ahi uu cabsi la’aan ku seexdo in hawlgaladu ay sii socon doonaan sida ay yidhaahdeen.

Madaxwaynaha dalka Kenya  Uhuru Kenyatta ayaa dhanka kale uga digay siyaasiyiinta in ay hawlgalka socda ay ka dhigaan mid lagu bartilmaameedsanayo qoomiyad ama diin gaar ah ,iyada oo la ogyahay in dad aan soomaali aheyn aan howgalkaasia lagu qabanin,wuxuuna ku dooday in ay diin iyo qabiil si gaar ah loo bartilmaameedsanayo aaney jirin islamarkana lagu raad joogo Danbiilayaasha sida uu hadalka udhigay.

Hadalka ka sooyeedhay madaxweynaha Kenya iyo ku-xigeenkiisa ayaa imaanaya iyada oo hoggaamiyeyaasha soomaalida oo ay ku jiraan madaxda dowladda soomaaliya ,wasiiro,ganacsato ,siyaasiyiin soomaali ah oo xilal sar sare ka haya dalka Kenya ay ugu baaqeen madaxweynaha Kenya in  la joojiyo howlgalka sida gaarka ah loogu bartilmaameedsanayo dadka soomaalida ah ee ku nool Nairobi taas oo sida muuqata uu ku gacanseydhay madaxweynaha Kenya.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories