Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Maanta Madaxweyne lagu doortay Shirkii Saddexda Gobol ee Baydhabo ka socday

Baydhabo(SLPOST)Shirkii maamul u sameynta saddexda gobol ee ka socday magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa saakay lagu doortay madaxweyne, iyadoo xilka ay isku soo...

Ciidamada Booliska oo Xabsiga u taxaabay Diktoor lagu Eedeeyey inuu Sifo Sharci-darro ah u maray Adeegyo Caafimaad oo uu ka bilaabay magaalada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay Dr Macow oo todobaadkan dalka u yimi inuu ka sameeyo adeegyo Caafimaad oo ogeysiintiisa muddo...

Sisi oo xilka iska casilay isuna sharaxay Madaxweynaha Masar

Masar(SLPOST)Wasiirkii Difaaca ahna hogaamiyaha militariga Masar, Cabdifatax Al Sisi ayaa iska casilay xilkii uu hayey isagoo si rasmi ah u shaaciyey inuu isu soo...

HADAL-HAYNTA MAALMAHAN: TIRSIGA 7AAD XISBI IYO XUKUUMADBA: WAA XAKAB JABAY

Mus dalleena baa jira, Bahal baa duddada tuban, Demmenaanta ubadkayga, Iyo Deylo lumisteeda, Iyo dacawadeer buuxda, Anigiyo dedaalkayga, Markaan dayo ammuurtayda, Daacadow laxdaydani, Dar Alley ku socotaa,” Maansada Dir-sooc, 1990kii ee Ibraahin-gadhle, Haa….Ma hadda...

Somaliland oo sheegtay inay Miiska Wada-hadallada Somaliya la tegayso Ka-Qancinta Eedaymo Xaasaasi ah oo kaga yimi maamul-goboleedka Puntland

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay kaga garnaq-sanaysay Shirarka Wada-hadallada u socda Soomaaliya eedayn maamul-goboleedka Puntland ugu jeediyey inay taakulayso maleeshiyaadka Al-Shabaab ee...

Tartanka Fahamka Qur’aanka Kariimka ah oo loo Qabtay Ardayda Jaamacadaha GEESKA Iyo HARGEYSA

Hargeysa (SLpost)- Tartan fahamka Qur’aanka Kariimka ah, ayaa loo qabtay lixdan arday oo ka kala socda Jaamacaddaha Geeska (International Horn University)  iyo Hargeysa (Hargeisa...

Maayirka Caasimadda Hargeysa oo soo bandhigay Mab cusub oo ay yeelan doonto Magaaladda Hargeysa +Daawo

Hargeysa(SLPOST) Maayarka Maayarada Dalka ahna Duqa Caasimada Dalka Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco)  iyo hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan dib u dejinta ee loo yaqaano UN-Habitat ...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img