Waddooyinku Waa Laf-dhabarta Dhaqaalaha Dalka iyo Is-dhexgalka Bulshada
1. HORDHAC: Horumarka uu aadamuhu ku tallaabsado maalinba heer buu taagnaa, yoolkuna waxa uu ahaa in mar walba la hiigsado hir kale oo ka sarreeya...
Beel ka mid ah Beelaha Ugu Miisaanka Culus Gobolka Badhan oo Iclaamisay inay Si Buuxda Wax ula Qaybsanayaan Somaliland (+ Sawiro)
Buraan (SLpost)- Shir ka socday Deegaanka Degmada Buraan ee Gobolka Badhan, ayaa la soo gabo gabeeyay isla markaana laga soo saaray Go’aan Siddeed Qodob...
Haybadle Boqor Haille Salassie: “Halkan [Itoobiya] cidna laguma dhibo, ha ka yimaaddo Soomaaliya ama Somaliland ama meel kaleba.” QORMADA 25AAD EE DHARAARO XUSUUSTOOD
Prof. Maxamed Siciid Gees Haybadle Boqor Haille Salassie: “Warkiinu ma aha mid toos looga jawaabi karo, waayo waxa uu u baahan yahay feker badan.” Taariikhda...
Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha ee somaliland oo jawaab Adag ka bixiyey eedeymo ka soo yeedhay puntland
Hargeysa (SLPOST) wasiirkuxigeenka arrimaha gudaha ee somaliland md Cisman Garaad Soofe ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay maamulgoboleedka puntland oo ku...
Puntland
Maamul Goboleedka Puntland oo Miciinsaday weerar Af-ka ah Oo Uu ku soo qaaday Somaliland
Garoowe(SLPOST) Maanul goboleedka Puntland ayaa sheegtay inay ka feejigan yihiin weeraro kaga yimaada dhanka kooxda Alshabab ka dib socdaal uu madaxwaynaha Puntland shalay ku...
“Cusbitaalka Guud ee Hargeysa waxaan gaadhsiin doona heer baahidii caafimaad ee dibedaha lagaga kaaftoomo” – Wasiir Xagla-toosiye
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) ayaa shaaca ka qaaday qorshe wasaaraddiisu u dejisay inay ku horumariso adeegyada Caafimaad ee cusbitaalka...
Ujeeddada Shirar ka socda Badhan, khilaaf kulamadii u dambeeyey hadheeyey iyo go’aamo culus oo maanta la filayo inay ka soo baxaan
Hargeysa (SLpsot)- Suldaan Siciid Cabdisalaam Maxamuud Cali Shire, ayaa ku fashilmay qorshe uu doonayey in Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland lagu taageero, ka dib markii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

