HomeMaayirka Caasimadda Hargeysa oo soo bandhigay Mab cusub oo ay yeelan doonto...

Maayirka Caasimadda Hargeysa oo soo bandhigay Mab cusub oo ay yeelan doonto Magaaladda Hargeysa +Daawo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLPOST) Maayarka Maayarada Dalka ahna Duqa Caasimada Dalka Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco)  iyo hay’adda

11111salo

qaramada midoobay u qaabilsan dib u dejinta ee loo yaqaano UN-Habitat  ayaa maanta si wada jira u soo bandhigay khariirad cusub oo ay yeelan doonto caasimada Hargeysa.

Kulanka lagu soo bandhigay khariirada cusub ee caasimada Somaliland ee Hargeysa oo lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay maayarka caasimada Hargeysa, xildhibaanada golaha deegaanka,xoghayaha fulinta ee dawlada hoose iyo madaxda hay’adda UN-Habitat.

Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ka hadlay  kulankan lagu soo bandhigayey khariirada cusub ee ay  yeelan doonto caasimada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay inay ku faraxsan yihiin soo bandhigida

khariiradan cusub, waxaanu tilmaamay inay dawlada Hoose ee caasimada Hargeysa ay magaalada u samaysay nashqad cusub oo tilmaamaysa qaybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay caasimada iyo dhismayaasha caanka ah ee ku yaala, waxaanu sheegay inay hir gelinta arintan kala kaashadeen hay’adda UN-Habitat oo ka caawisay fulinta barnaamijkaas.

Sidoo kale waxa kulankan lagu soo bandhigayey khariirada cusub ee ay yeelan doonta caasimada Hargeysa ka hadlay madaxa qorshaynta dhulka iyo nashqadaynta ee hay’adda UN-Habitat Emenah  waxaanu sheegay inay ku faraxsan yihiin inay caasimada Somaliland u sameeyaan khariiradan, waxaanu sheegay in khariiradan cusub ee ay u sameeyeen magaalada Hargeysa ay u sahlayso dadka aan kala garanayn magaalada inay si dhibyar u helaan halka ay doonayaan  gaar ahaana hudheelada waa weyn iyo waddooyinka caanka ah ee dhex mara caasimada Hargeysa.

 Halkanka Daawo

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

<iframe width=”420″ height=”315″ src=”//www.youtube.com/embed/fQvd3QyAOgI” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories