HomeSisi oo xilka iska casilay isuna sharaxay Madaxweynaha Masar

Sisi oo xilka iska casilay isuna sharaxay Madaxweynaha Masar

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Masar(SLPOST)Wasiirkii Difaaca ahna hogaamiyaha militariga Masar, Cabdifatax Al Sisi ayaa iska casilay xilkii uu hayey isagoo si rasmi ah u shaaciyey inuu isu soo taagayo doorashada Madaxweynaha Masar.

sisimurashax

Sisi ayaa go’aankiisa ka shaaciyey telefishinka dowlada Masar, isagoo sheegay in wakhtigan loo baahan yahay sidii loo soo celin lahaa midnimadii iyo kalsoonidii shacabka Masar.

Waa inaan ka hortagno Argagaxisada waana inaan dib u dhisno dalkeena Masar, soona celino sumcadii dalkan lahaa, ayuu yiri Cabdifatax Al Sisi.

Qaar kamid ah taageerayaasha Sisi ayaa isu soo baxyo taageero ku qabtay qeybo kamid ah magaalada Qaahira, halka taageerayaasha Ikhwaanu muslimiinka ay iyaguna banaanbaxyo rabshado wata ka dhigeen magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi Masar.

Cabdifatax Al Sisi oo hogaaminayey afgembigii militari ee xilka looga tuuray dowladii shacabka doorteen ee Maxamed Morsi, ayaa in muddo ah la filayey inuu isu sharixi doono Madaxweynaha doorashada soo socota oo aan weli wakhtigeeda la cayimin.

Sisi ayaa loo heystaa xasuuqii loo geystay shacabka taageerayey ikhwaanka bartamihii sanadkii lasoo dhaafay kadib markii in ka badan 1000 qof ay ciidamada amaanka ku dileen banaanbaxyadii looga soo horjeeda afgembiga militariga ee ka dhacay magaalada Qaahira.

 

Somalilandpost.net

Somaliland/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories