5-Nin Oo la Sheegay in Ay Ka Tirsan Yihiin Jabhadda ONLF Hubkii iyo Gaadhii Ay Wateen Oo La Qabtay
Sayla(SLPOST) Shan nin oo la sheegay inay ka mid yihiin Jabhadda ONLF ee ka dagaalanka dalka Itoobiya,gaadhi iska-rogo ah iyo hub iyo noocyo kala...
Haweenka Shaqeeya VS kuwa Guryaha Jooga – W/Q: A/Fataax
Tirada Haweenka Shaqeeyaa Intii hore Miyey ka soo badaneysaa Mise Wey ka Yaraadeen Somaliland.Ninkuse Marka uu guursanaayo Gabadha ma waxa uu ka rabaa in...
Wasiir Xaglo-Toosiye Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Warar Sheegayey Inuu Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Isaga Iyo Madaxtooyada
Hargeysa (SLPOST) Wasiirka caafimaadka Somaliland, Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xoglo-toosiye) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay khilaaf la sheegay inuu soo kala dhexgalay isaga...
Obama oo Saxeexay Amar lagu joojinaayo in Fiisooyin la siiyo Dadka ku lug leh Xasraddaha Ukraine
USA (SLPOST) Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in uu saxeexay amar lagu joojinaayo in Fiisooyin la siiyo dadka Ruushka iyo Ukraine u dhashey...
Jamaal Cali Xuseen Wuxuu muujiyey Talaabo ku Dayasho Mudan oo ka Farxisay dad Badan
Qisadan xiisaha badan leh ee u baahan in inta la midda iyo in kaleba ay kaga daydaan Jamal Ali Hussein "Maanta waxaan Ilaahay uga mahadnaqayaa...
MADASHA: Talo Ka Dhiibo Horumarka Soomaalilaand
MAAMUL WANAAGA. Yaa odhan kara maamulka iyo Shareecada Islaamku isma qabanayaan? Waa maxay sababta aan diinta ugu noqono kaliyo marka aan cibaadaysanayno, ducaysanayno, xiliga meherka iwm. Miyuu...
Doorashadii India oo la iclaamiyey inay dhacayso xiliga from 7-da April ilaa 12-ka May ee sannadkan 2014
Guddiga Doorashooyinka dalka Hindiya ayaa iclaamiyey xiliga doorashada dalkaasi qabsoomayo oo ku beegan 7th of April, ilaa 12th of May, oo u dhici doono...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

