Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Aabo ka Sheekeeyey Wiil uu Dhalay oo Laga Badbaadiyey Nin Berbera ka Xaday

Berbera (SLPOST)- Wiil yar oo lagu magacaabo Najiib Axmed Faarax, ayaa shalay laga reebay nin Itoobiyaan ah oo ka xaday xaafadda Laba Qow ee...

Diyaarad laga leeyahay Malaysia oo siday 239-rakaab oo la la’ayahay

Malaysia(SLPOST) Shirkadda Diyaaradaha ee Malaysia airlines ayaa sheegtay in mid kamid ah diyaaradaheeda la la’ayahay kadib markii ay ka baxday khadka isgaarsiinta duulimaadyada laga...

Sacuudiga oo Ikhwaanul Muslimiin u aqoonsaday Urur Argagixiiso!

Saudi (SLPOST) Boqortooyada Sacuudiga ayaa si rasmi ah Ururka Ikhwaanul Muslimiinka ee ka jira dalka Masar u aqoonsaday mid argagixiiso. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda arrimaha...

Dalalka Naamibiya iyo Jarmalka oo isweydaarsaday Hadhaaga Shacabka la Xasuuqay Qarni ka hor

Windhoek (SLpost)- Madaxweynaha dalka Naamiibiya Hifikepunye Pohamba, ayaa sheegay in xukuumadiisu sii wadi doonto la soo noqoshada Qalfoofka geesiyaashoodii ee ku dhintay dalka dibediisa...

Wasaaradda Waxbarashada oo Beenisay inuu Jiro Gole ay Ku Midaysan yihiin Macalimiinta Dalku

Hargeysa (SLpost) Gudoomiyaha Xafiiska Imitixaanaadka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax, ayaa sheegay inaanu jirin wax lagu magacaabo Gole ay ku midaysan yihiin macalimiinta Somaliland. Guddoomiyaha...

Arday uu ka mid yahay Masuul Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo ka qalin-jebiyey Jaamacadda Kampala

Kampala (SLpost)- Arday reer Somaliland ah oo uu ku jiro Agaasime guud oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta ka qalin-jebiyey Jaamacadda Kampala University...

Wax ka Ogow Taariirkhda Loolanka Crimea (Al-Qirim) Iyo Colaadda Ku Gedaaman

Crimea ama (Al-qirim)waxay ahayd markasta goob muhimad weyn ugu fadhida, boqortooyadii Ruushka, Midawgii Soofiyeet ee burburay, iyo dawladda Ruushka ee hadda joogta intaba, waayo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img