Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

DHEGAYSO: Warbixin laga diyaariyey Qaabkii loo fuliyey iyo Xog-warranka Ehelka Haweenay loo Geystay Dil Fool-xun oo Shacabka Argagax ku abuuray

Waa Warbixin qayb ka ah Barnaamijka todobaadlaha ah ee Radio Hirad. Warbixintani waxa ay si qoto-dheer loogaga Warramay  warramaysaa Dhacdo fool-xun oo todobaadkan dil...

QaybtII 2aad ee Xog-warran Koobaya Bilowga Qaabkii loo Waayey Marxuumad Meydkeeda God laga Helay Iyo Jaranjarrooyinka Kiiskaasi Maray

Hargeysa (SLpost)- Akhristayaal waxaaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa qayb labaad oo ka mid ah Waraysi dheer oo Wargeyska Himilo la yeeshay Xoghayaha guud ee...

DHEGAYSO Barnaamijka Todobaadlaha ah ee Radio Hirad oo Qodobbo Xiiso badan Xambaarsan

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamijka Todobaalaha ah  ee ka baxa Radio Hirad oo xambaarsan qodobbo Xiiso badan leh.  

Maxkamadda Derejada Koowaad ee Ciidamada Qaranka oo Xukunno Dil iyo Xabsi ah ku Fulisay Rag loo haystay Dhacadadii Seemaal

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Cidamadda Qaranka Darajada Koowaad ayaa shalay Dil ku xukuntay Cawir Xareed iyo Qarxiye kuwaas oo agu Eedeeyey in ay fuliyeen Dilalkii...

Xisbiga WADDANI oo sheegay in Albaabbada loo laabay Maxkamadaha Ceerigaabo, Xukuumaddana ku eedeeyey Faro-gelin

Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Cabdillaahi (Uur-Cade), ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay faro-gelin uu sheegay inay ka...

Xog-warran Koobaya Bilowga Qaabkii loo Waayey Marxuumad Meydkeeda God laga Helay Iyo Jaranjarrooyinka Kiiskaasi Maray

Hargeysa (SLpost)- Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo ay Walaalo yihiin Allaah ha u naxariistee Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo Axaddii toddobaadkan Meydkeeda laga soo saaray...

HARGEYSA: Baahinta Qaybta Afka Carabiga ee Telefishana Qaranka oo si Rasmi ah loo Daahfuray

Hargeysa (SLpost)- Baahin cusub oo ku baxaysa luqadda Afka Carabiga oo lagu soo kordhiyey Telefishanka Qaranka Somaliland ee SLNTV, ayaa maanta si rasmi ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img