HomeObama oo Saxeexay Amar lagu joojinaayo in Fiisooyin la siiyo Dadka ku...

Obama oo Saxeexay Amar lagu joojinaayo in Fiisooyin la siiyo Dadka ku lug leh Xasraddaha Ukraine

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

USA (SLPOST) Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in uu saxeexay amar lagu joojinaayo in Fiisooyin la siiyo dadka Ruushka iyo Ukraine u dhashey ee ku lug leh xasraddaha ka taagan Ukraine.

Obama-signs-400x225

Amarka ayaa sidoo kale hantidooda lagu xayiraaao dadkaas uu sheegay in ay ka shaqeynayaan fiidnada Ukraine.

Obama ayaa mar labaad mudo todobaad ka yar uu khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ay kawada hadleen sidii xal loogu heli lahaa Xaaladda Ukraine.

Madaxweyne Obama ayaa ugu baaqay Putin in ciidankiisa uu kala soo baxo gobolka Crimea oo shalay Baarlamaankiisa isku raaceen in ay ka goostaan Ukraine kuna biiraan Ruushka.

Balse Afti dadweyne ayaa la sameyn doona mudo 10-maalmood gudahood si dadweynaha go’aan uga gaaraan arrintaas, iyadoo dadkaas ay isir ahaan kasoo jeedaan Ruushka.

Madaxweyne Putin ayaa dhankiisa sheegay in aan loo baahnayn xiriirka Ruushka iyo Mareykanka uu u burburo sababo la xiriira is-afgaran waa oo labo qof.

Xasraddaha Ukraine oo soo bilaabatay bishii hore ayaa khilaaf xoogan ka dhex dhalisay Mareykanka iyo Ruushka, iyadoo Ruushka uu kasoo horjeedo Dowladda Kumeelgaarka.

SOMALILANDPOST.NET
Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories