Home5-Nin Oo la Sheegay in Ay Ka Tirsan Yihiin Jabhadda ONLF Hubkii...

5-Nin Oo la Sheegay in Ay Ka Tirsan Yihiin Jabhadda ONLF Hubkii iyo Gaadhii Ay Wateen Oo La Qabtay

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Sayla(SLPOST) Shan nin oo la sheegay inay ka mid yihiin Jabhadda ONLF ee ka dagaalanka dalka Itoobiya,gaadhi iska-rogo ah iyo hub iyo noocyo kala duwan oo rasaas ah,ayaa lagu soo qabtay deegaanka Sayla.

download (6)

Nimanka la sheegay inay ka tirsan yihiin Jabhadda ONLF, ee booliska Somaliland gaar ahaan qaybta booliksa gobolka Hawd ay gacanta ku soo dhigtay,ayaa la sheegay in lagu qabtay buur yar oo ku taalla deegaanka degmada Sayla ee gobolka Hawd,halkaasoo la shegay in sadex nin oo kale isla galabta in lagu qabtay oo hubasyan.

Qabashada sadexda nin ee hore ka dib ayay ciidanka Boolisku ka hawl galeen deegaankii ragga 3 da ah lagu qabtay iyadoo xilli maqribkii ku dhaw isla caawana goobtii lagu qabtay shan nin oo hubaysan, gaadhi   Iska-rogo ah iyo rasaas noocyo kala duwan ah oo laga helay isla buurta ay ku dhuumanayeen raggan loo malaynayo inay ka tirsan yihiin Jabhadda ONLF.

Ragga la qabtay,gaadhigii ay wateen iyo rasaasta lagu hayoba waxaa la filayaa in  loo soo dhaadhiciyo Caasimadda Hargeysa.a

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories