Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Marwada Madaxweynaha oo Sheegtay inaanay haweenka Somaliland Cidna u daba-fadhiisanayn Kootada Kuraasta Goleyaasha Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Jirde, ayaa sheegtay xilalka Wasiirrada ee xukuumadda madaxweyne Siilaanyo laga siiyey haweenku aanay ahayn wax iska...

Madaxweyne Siilaanyo oo Fasaxay Iibinta Dhulka danta Guud iyo Guryaha Dawladda ee Shacab Area, Amrayna in Gacanta Dawladda lagu soo celiyo Dhismayaasha Dawladda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa u xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2314/032014, ku daqan geliyey Dib-u-soo Celinta Gacan Ku Haynta...

Taariikhda sideeda maarij (08 march). Maalinta Haweenka – W.Q: Cali Cabdi Coomay

Hordhac  Dumark badan ayaan waxba kala socon, taariikhda maalinta loogu magac daray sideeda maarij amma 08 MARCH. Hadii aad aragto maalin la dabaaldagayo wax lagama...

Qabiil iyo Qarannimo: Laba aan is Qaban Karin! (Qayb.5-aad)

1.  HORDHAC: Waxaan aaminsanahay in aasaaska iyo Jiritaanka Ummadnimo uu saldhig u yahay dareen-wadareed-shacab oo qoto dheer oo ku abuuran bulshada kaasoo ay guud ahaanba...

DAAWO: Mudaharaad Rabshado Wata oo maanta Gilgilay magaalada Gabiley iyo Askarta oo Rasaas Nool u adeegsatay Arday Gadoodday

Gabiley (SLpost)- Mudaharaad ay maanta sameeyeen Ardayda Dugsiga Sheekh Muxumed Warsame ee magaalada Gabiley, ayaa sababtay in Ciidamada Booliska ah ee magaaladaas adeegsadaan Rasaas...

QM oo soo saartay Warbixin sanadeed lagaga hadlayay xad gudubyada ay la kulmaan carruurta caalamka

NEWYORK (SLPOST)- xad gudubyada ay la kulmaan caruurta caalamka ayaa waxaa lagu sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay wadamada safka hore uga jira...

Dhagayso: Xeer-ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex Oo Ka Hadashay Kiiska Eedaysanayaasha Dilka Marxuumaddii Maydkeedda Godka Laga Helay

Hargeysa (Berberanews) Xeer-ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex ayaa  sharaxday kiiska eedaysanayaal u xidhan Kiiska Haweenayaddii dhawaan Maykeedda laga helay God looga qoday Guri ku  yaala Magaaladda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img