Madaxweyne Siilaanyo oo dhalinyarada Reer Berbera Kula Dabbaashay Xeebta Batalaale (DAAWO SAWIRRO)
Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa markii ugu horaysay intii uu Madaxweynaha noqday waxa uu dabaal u tagay Xeebta...
Maantana Maxay Odhan?! – W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh (Hussein Deyr)
1. HORDHAC: Markaad aragto Madaxweynaha Jam.Somaliland oo ummaddiisa si kalsooni leh u dhex lugaynaya, isla markaana u kuur-galaya baahiyaha jira iyo muuqaalka nolol-maalmeedka dadweynaha, waxaa...
Munaasibadii 11-aad ee Abaal-marinta Shaqaalaha Shirkadda Telesom oo Xalay Lagu Qabtay Huteel Maansoor
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Telesom ayaa habeenimadii Jimcaha qabatay munaasibaddii 11-aad ee abaal-marinta shaqaale-weynaheeda oo ah sannadle lagu maamuuso shaqaalaha hawl-karnimadooda la majeertay. Munaasibada oo ka...
Maxamed Mursi: Doorashadii, Xadhiggii ilaa Maxkamadayntii – W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI WIRDAANI
WAA KUMA MAXAMED MURSI Maxamed Maxamed Mursi Ciise Cayaad isagoo ku caan baxay Maxamed Mursi wuxuu ku dhashay 22/08/1951, tuulo lagu magacaabo “CADWAH” oo ku...
FAALLO: Maxaa Sababay In Dulmiga Iyo Dilku Uu Maanta Gaadho Heerkii Ugu Sarreeyey Uguna Foosha-Xuma, Xalku Se Muxuu Yahay? By: C/salaam-Abuhurayra
Sida aynu la socono beryahan dambe waxaa aad u soo xoogeystey isla markaana heerkii ugu sarreeyey maraaya dilalka ukaska ah ee guud ahaan ka...
Al-Shabaab oo laga qabsadey Degmada Buulaberde ee gobolka Hiiraan
Somalia(SLPOST) Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ayaa subaxnimadii hore ee maanta (jimce) dagaal ku qaadey degmada ay ku xooganayaayeen ururka al-shabaab ee Buulaberde...
Kooxo hubeysan oo 69 qof ku diley Nigeria
Nigeria(SLPOST)Ugu yaraan 69-qof ayaa lagu dilay weeraro dhowr ah oo lagu qaaday tuulooyin ku yaalla gobolka Katsina ee Waqooyi galbeed dalka Nigeria. Goobjoogeyaal ayaa sheegay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

