HomeKooxo hubeysan oo 69 qof ku diley Nigeria

Kooxo hubeysan oo 69 qof ku diley Nigeria

Date:

Related stories

Five geopolitical questions behind Somaliland’s international engagement in the United States

Analysis by Somalilandpost News Part One of Somalilandpost News’ analysis...

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Nigeria(SLPOST)Ugu yaraan 69-qof ayaa lagu dilay weeraro dhowr ah oo lagu qaaday tuulooyin ku yaalla gobolka Katsina ee Waqooyi galbeed dalka Nigeria.

rahimi ss

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in daraasiin dabley hubeysan oo aan la aqoon haybtooda oo watay mootooyin ay soo weerareen tuulooyinka isla markaana ay tooganayeen cid walba ay arkaan.

Dadka la waayey waxaa u badan Caruur iyo haween rayid ah. Weeraradaan ayaa laga fogeeyay in ay ka dambeeyaan kooxda Boko-Haraam ee Islaamiga.

Waxaa loo maleynaaya in ay ka tirsan yihin qabaa’ilka Fulani oo muran soo jiray uu kala dhexeeyo Beeralayda deegaanka.

Shacabka reer Nigeria ayaa ku dhaliilay Madaxweyne Goodluck Jonathan in uu ka gaabiyey in uu wax ka qabto weerarada kooxda Xagjirinta ku leynayaan dadka rayidka.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories