Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Dadweynaha Berbera Kula Tukaday Salaadii Jimcaha
Berbera (SLPOST) Madaxweyne Siilaanyo Aya Dadweynaha Reer Berbera La Tukaday Salaada Jimcaha iyo Dadweyne Farabadan Oo Kusoo Dhaweeyey Misajidka. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed...
Hargeysa: Dhacdo Dadweynaha layaab ku noqotay, isku-dhac wayna sababi gaadhay oo shalay Guddoomiye Maxkamadeed iyo Taliye Saldhig dhex-martay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex Faysal Cabdillaahi Ismaaciil (Dhagadhago), ayaa amar ku bixiyay in la xidho Taliyaha Saldhigga Booliska Qudhacdheer ee degmada Maxamuud-Haybe...
Wasiirka Hawlaha Guud oo Goleyaasha Deegaamada Dalka ka Dalbaday inay soo gudbiyaan Macluumaadka Dhulka Danta guud ee Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud iyo guriyaynta Md. Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa maanta soo saaray qoraal uu dawladaha Hoose ee dalka ku farayo...
Jabahadda ONLF oo Dagaaladii Gudaha Deegaanadda Somaliada Waji Cusub u Yeelay
Ethiopia(SLpost)Ciidamada Dagaal yahanka ONLF ayaa waxa ay wadaan dagaalo sil-silado ah oo ay ku naafaynayaan Ciidamada Itoobiya ka jooga Ogaadeeniya. Xoogagga ONLF ayaa dagaallo cul-culus...
RADIO HIRAD: Dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacaddda iyo Qodobbo Xiiso badan
Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha...
DHEGAYSO: Xildhibaanno iyo Salaadiin ka soo Jeeda gobollada Awdal iyo Selel oo Madaxweyne Siilaanyo ku bogaadiyey Dhagax-dhigga Dekedda Lughaya Shacabka iyo Qurbje-joogtana Baaq u...
Lughaya (SLpost)- Xubno ka tirsan Xildhibaannada Goleyaasha Wakillada iyo Guurtida ugu Jira Gobollada Awdal iyo Selal iyo Salaadiinta Gobollada, ayaa madaxweyne Siilaanyo ku bogaadiyey...
SOMALILAND: From Australia Doctors Provide Ayaan Facial Reconstruction Surgery Update
Brisbane, (SLPOST) -Ayan continues to progress slowly but steadily. The healing of the cartilage and skin grafts is further advanced, and the mottled pigmentation...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

