HomeMadaxweyne Siilaanyo oo dhalinyarada Reer Berbera Kula Dabbaashay Xeebta Batalaale (DAAWO SAWIRRO)

Madaxweyne Siilaanyo oo dhalinyarada Reer Berbera Kula Dabbaashay Xeebta Batalaale (DAAWO SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa markii ugu horaysay intii uu Madaxweynaha noqday waxa uu dabaal u tagay Xeebta Batalaale, iyadoo ay weheliyaan Xubno Wasiiro ah iyo Madax kale oo Xukuumaddiisa ka tirsan. –

Waxa uu galabta wakhti qaali ah oon hore u soo marin dhalin-yarada Gobolka Saaxil ku nool gaar ahaan Ardayda Kulliyadda Badda ka dhigata Jaamacada Berbera oo maanta nasiib u yeeshay in ay Masuulkii qarankan ugu sareeyey kula dabaashaan baddooda qiimaha badan,  oo daba socota dhiirigelinta iyo ka warhaynta Da’a yarta dalka.

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay dareenkiisa la xidhiidha inuu maanta dhiiri-geliyo Ardaydan Kulliyadda Badda, waxa uu yidhi, “Waan ku faraxsanahay in aan galabta wakhti la qaato lana dabaasho kuna dhiiriyo dhalinyarada Dalka qaar ka mid ah inay dalkooda wax ku bartaan oo ay soo baxaan dhalinyaro aqoon dheeriya u leh baddooda, waxanan ku dhiiri-gelinayaa inta kale ee aan nasiibka u helin ay badda wax ka bartaan oo ay ku dedaalaan inay dalkooda wax u bartaan kuna kalsoonadaan, oo aanay ka tahriibin naftoodana aanay haligin.”

Madaxweynuhu waxa uu wakhti dheer ku jiray badda isaga oo ay wehelinayaan qaar ka mid ah golaha Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories