HomeOrodyahanka Caanka ah ee MO Faarax oo Xaalad Halis ah Galay (SAWIRRO)

Orodyahanka Caanka ah ee MO Faarax oo Xaalad Halis ah Galay (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

New York (SLpost)- Oradyahanka caanka ah ee Somaliyeed Maxamed Faarax, balse lagu naaneyso (MO Farah), una orda dalka Britain, ayaa maanta galay xaalad deg deg ah, inkasta oo uu dib u soo maaxay daqiiqado ka dib.

timthumbOrodyahanka oo tartanka orodada Maaratoonka kaga qaybgalaayay Magaalada New York, ayaa waxa uu ku dhacay dhulka, xilli uu kaalinta labaad ka galay tartankaas.

MO Farah, ayaa miyir-doorsoon galay muddo 3 daqiiqo,  in kasta oo uu u soo maaxay, xilli la sheegay inaan la siin wax daawooyin ah.

MO4MO Farah, ayaa Warbaahinta u sheegay in uu noqday sida nin ay hurdo heyso oo kale, isla-markaana uu isku deyay in uu kaco, hase yeeshee uu dhulku ku dhacay.

Orodyanka MO, ayaa sidoo kale sheegay in ay xaaladiisu caafimaadeed aad u wanaagsan tahay, isla-markaana aanu jirin wax xanuun ah oo uu xilligaan dareemayo.

MO2Sababta keentay in uu dhulka ku dhaco Maxamed Faarax, ayaa waxaa lagu sheegay in iyadoo uu Magaalada New York soo gaadhay, xilli uu qabow ka jiro isla markaana uu 2-dii bilood ee la soo dhaafayna joogay dalka Kenya oo kuleel uu ka jiray.

MO5 MO mo1

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories