Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex oo Xukun ku riday Dad lagu soo qabtay Khamri.
Hargeys(SLPOST) Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Ayaa Maanta Xukuno Isugu Jira Xadhig iyo ganaax lacageed Ku riday Laba qof oo Lagu Soo Qabtay Khamri cadadkiisu dhamaa...
Maraykanka iyo Midowga Yurub oo Cuna-qabatayn ku soo Rogay gobolka Crimea ee Ruushka ku biiray
Simferopol (SLpost)- Baarlamaanka Crimea ayaa ansixiyey qaraarka madaxbanaanida iyo ku biiritaanka dalka Ruushka ka dib aftidii shacabka laga qaaday, halka Midowga Yurub iyo Maraykanku...
Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin ku baaqay in Madaxweyne Siilaanyo loogu abaal-gudo in mar labaad la doorto
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland iyo Siyaasiyiin dawladda ka tirsan iyo kuwo madax-bannaan oo dhalasho ahaan ka soo jeeda gobollada Bariga...
Maraykanka oo ku hanjabay inuu cunaqabateynayo Ruushka
USA(SLPOST)Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo khadka taleefonka kula xadhiidhay dhigiisa dalka Ruushka Vladamir Puttin, ayaa ku hanjabay in Maraykanka uu cunaqabateyn kusoo rogi doono...
Madaxwene Siilaanyo Oo Goobjoog Ka Noqday Bilawga Waddada Ceerigaabo-Daawo Sawiridda
Ceerigaabo(SLPOST):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo tan iyo toddobaadkii hore socdaal shaqo ku marayey gobollada dalka, ayaa maanta...
Maan Noqdeen Siyaasi – W/Q: Cabdifataah M. Axmed
Aad buu ugu Farxey Markii odayaasha reerkoodu ay u sheegeen in loo Xushey Qofka Beesha u meteli doona Xubinta ay Dawlada ku Yeelanayaan,Wuxuu ahaa...
Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland ee Aagga Gal-gala oo Goor-dhawayd la dilay
Boosaaso (SLpost)- Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ee Aagga Gal-gala ee gobolka Bari Korneyl Jaamac Saciid Afgaduud iyo askar ka tirsan Ilaaladiisii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

