Maayirka Hargeysa oo dhagax-dhigay Xarun lagu Daryeelayo agoonta-Oo Uu Maalgalindoono MO Faarax
Hargeysa(SLPOST)Maayirka Hargeysa C/raxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa dhagax dhigay xarun lagu xanaaneeyo caruurta agoomaha iyo dadka naafada ah oo uu maalgalin doono orodyahanka caanka ah...
Mudanayaasha Waddani ugu Jira Golaha Wakiillada oo Mar Kale Doc-furay Dastuurkii Qaranka, Hanti-boob Qarsoonaana Daaha ka Feydey
Waxa isa soo taraya tabaha gurracan ee mudanayaasha Golaha ugu jira Xisbiga Waddani, oo uu horsed ka yahay Guddoomiye Cirro, ugu takrifalaan awoodaha iyo...
“Ma Aqbalayno in xilliga loo kordhiyo Xukuumadda-Marka ay Gaadho Wakhtigeeda Waxaa La Sameeyn Doonaa Dawladd ku Meelgaadha ah Oo Qabata Doorashadda”. Gudoomiyaha UCID:Faysal...
Hargeysa (SLPOST) Gudoomiyaha xisbiga mucaaradk ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aaney aqbaleyn muddo kordhin loo sameeyo madaxweyne Siilaanyo, isla markaana dawlad...
AMISOM oo ka hadashey weerarkii Buula-berde
Somalia(SLPOST)Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Maxamed Salax Annadif ayaa canbaareeyey weerarkii gaadamada ahaa ee al-Shabaab ay ku qaadeen mid ka mid ah Hoteelada magaalada...
Puttin oo si rasmi ah u aqoonsaday Dowlada Madaxabanaan ee Crimea
Russia(SLPOST)Madaxweynaha Ruushka Vladamir Puttin ayaa shalay gelinkii danbe qalinka ku duugay aqoonsiga Ruushka u fidinayo maamulka gobalka Crimea oo ay u aqoonsadeen dowlad madax...
Sirdoonka Uganda Oo Ka Digtay Weeraro Argagixiso Oo Laga Fuliyo Dalkooda
Kanpala(SLPOST) Booliska Uganda ayaa heegan sare galiyay laamaha ammaanka ee caasimadda Kampala, ka dib markii ay soo shaac baxeen warar sheegaya in kooxda Al-shabaab...
Saxaafada Somaliland oo bixisay Lacag Ganaax ah oo Maxkamada Gobolka Hargeysa ay ku xukuntay Seddex Suxufi
Hargeysa (SLPOST)Saxaafada Somaliland ayaa Doraad Bixisay milyan iyo Seddeed Boqol oo shilling oo Somaliland ah, Lacagtaa ay maxkamadu ku xukuntay seddexda wariye oo ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

