HomeTaliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland ee Aagga Gal-gala oo Goor-dhawayd la dilay

Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland ee Aagga Gal-gala oo Goor-dhawayd la dilay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

news1Boosaaso (SLpost)- Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ee Aagga Gal-gala ee gobolka Bari Korneyl Jaamac Saciid Afgaduud iyo askar ka tirsan Ilaaladiisii oo galabta ka amba baxday Magaalada Boosaaso, kuna sii jeeday deegaanka Sugure, ayaa waddada loo galay.

Ilaaladii Taliyaha iyo Xoogag hubeysan, ayaa ku wada dagaalamay deegaanka Buundooyinka, oo qiyaastii 20 km dhinaca Woqooyi-galbeed kaga beegan Magaalada Boosaaso, markii wadada loo galay.

Waxaa la soo sheegayaa in Taliyaha lala dilay mid ka mid ah ilaaladiisii, sidoo kalana mid kalana la dhaawacay, isla-markaana ay baxsadeen kuwii weerarka soo qaaday.

Suxufiiyiinta ku sugan Magaalada Boosaaso, ayaa waxay soo sheegayaan in dhaawac ahaan Magaalada Boosaaso loogula  cararay Korneyl Afgaduud, balse uu daqiiqado kadib ugu geeriyooday dhaawacii ka soo gaadhay weerarkaasi.

Majirto wax war ah oo ka soo baxay Maamul Goboleedka Puntland oo ku aaddan weerarkan lagu dilay Taliye Af-gaduud oo u muuqday in uu qorsheysnaa.

Sidoo kale, ma jirto cid sheegatay dilka taliyaha, balse waxa loo malaynayaa inay dilkaas ka dambeeyeen kooxda Xag-jirta ah ee garab-saarka la leh Xarakada Al-Shabaab ee fadhigoodu yahay Buuraha Gal-gala ee gobolka Bari ee maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kuwaas oo ay dagaal ku wada jiraan Ciidamada Maamulka Puntland oo tiraba dhowr jeer kula dagaalamay Buuraha Galgala oo ka tirsan Silsiladda Buuraha Golis.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories