HomeMadaxwene Siilaanyo Oo Goobjoog Ka Noqday Bilawga Waddada Ceerigaabo-Daawo Sawiridda

Madaxwene Siilaanyo Oo Goobjoog Ka Noqday Bilawga Waddada Ceerigaabo-Daawo Sawiridda

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Ceerigaabo(SLPOST):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo tan iyo toddobaadkii hore socdaal shaqo ku marayey gobollada dalka, ayaa maanta ka qaybgalay bilawga Munaasibad lagu furay dhismaha waddada isku xidha magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco.

IMG_0053

War qoraal ah oo ay Weftiga Madaxweynuhu ka soo direen Ceerigaabo, ayaa lagu sharraxay jewiga bilawga dhismaha waddada Ceerigaabo oo maanta laga bilaabay magaaladaas, waxaanu warkaasu u qornaa sidan:-

“Jawiga maanta oo ahaa mid layaab ku noqday weftiga madaxweynaha ku wehelinaysay safarkan loogu magac-daray Hilaacii Xeebaha Somaliland ka dib markii ay xalayto ku soo hoyden Caasimada Gobolka sanaag ee Ceerigaabo goor habeenimo ah balse ay shacbigu jawaab uga dhigeen saaka Nin daar ku jiraa daruur ma arkee ilayn xalay roobku waa da’ay, maah-maahdaas oo ahayd mid ay weftiga ku dareensiinayeen inay xalay ku soo beegmeen xili roob laxaadleh ka da’ayey Sanaag oon la isu bixin balse maanta ay ka dhigteen isu soo baxoodii kaasi oo noqday daad soo rogmaday oo kale.

Halakan Ka Dhageyso-Codka

IMG_0635 IMG_0605 IMG_0496 IMG_0404 IMG_0428 IMG_0466 IMG_0384 IMG_0351 IMG_0341 IMG_0098 IMG_0205 IMG_0213 IMG_0009 IMG_0053 IMG_0068 IMG_0662

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories