Deeqa-yar: Hal-abuurnimo hanaqaadday!! – W/Q: Cabdisalaan Axmed Muuse “Cagaf”
Hal-abuurnimada iyo curinta wax waxtar muuqda amma waxtar maldahan u leh bulshadu waa hibo buuxda, oo dadka in ka mid ah Eebbe uu ku...
DHEGAYSO: Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey magaalada Burco (DAAWO SAWIRRO)
BURCO (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme dabaq ah oo loo dhisay guriga martida ee Magaaladda...
MA ISAGAAD IGA JECLAATEY – W/Q: cabdiraxmaan cabdilaahi (Wirdaani)
Aan umahad naqo marka hore rabi subxaanahuu watacaala ee inagu galadeystey nimcooyin badan, mahad Eebe kadib aan u daadago warkayga. Ayaan waliba tilmaan leh, waxay...
Dharaaro Xusuustood -Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 24aad
Marxuun Xaaji Ibraahim Nuur: “Maalintu waa maalin weyn dhankayga. Waxan sidaas u leeyahay, waxa aannu hor joognaa Haybadle Boqorka dawladda ugu fac weyn Afrika....
Madaxweyne Siilaanyo oo sharraxay Maxsuulka uga soo Baxay Socdaalkiisa gobollada Dalka (DAAWO SAWIRRO)
Burco (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriaydda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa tafaasiil ka bixiyey natiijada uga soo baxday socdaalka todobaadka qaatay ee weftiga uu hoggaaminayaa...
DHEGAYSO: Madaxweyne Siilaanyo oo Shan Sanno Ka dib Reer Gar-Adag uga Mahadceliyey Taageeradii ay siiyeen Wakhtigii uu Mucaaradka ahaa
Gar-Adag (SLpost)- Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maanta gelinkii dambe soo gaadhay magaalada Burco, ka dib markii uu soo maray degmooyinka Caynaba,...
Faallo:Sandbursiimo doonka Masuuliyiinta Xukuumada + Saami qaybsiga Ergooyinka + Codadkii xisbigu ka helay Sadexdii doorasho ee gobolada iyo dagmooyinka
Tani iyo xiligii la mudeeyay qabsoomida shirwaynaha saddexaad ee xisbiga kulmiye, waxa isa soo tarayay caqabado iyo khilaafyo horlleh oo inta badan xisbiga kaga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

