HomeDHEGAYSO: Madaxweyne Siilaanyo oo Shan Sanno Ka dib Reer Gar-Adag uga Mahadceliyey...

DHEGAYSO: Madaxweyne Siilaanyo oo Shan Sanno Ka dib Reer Gar-Adag uga Mahadceliyey Taageeradii ay siiyeen Wakhtigii uu Mucaaradka ahaa

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Gar-Adag (SLpost)- Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maanta gelinkii dambe soo gaadhay magaalada Burco, ka dib markii uu soo maray degmooyinka Caynaba, Gar-Adag iyo Ceel-Afweyn oo ka kala tirsan gobollada Sanaag iyo Saraar, ka hor intii aanauy ka soo amba-bixin shalay gelinkii hore xarunta gobolka Sanaag ee Ceerigaabo oo uu dorraad xadhigga kaga jaray bilowga dhismaha waddada isku xidhaysa Ceerigaabo iyo gobollada kale ee dalka.

IMG_0679Madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmooyinkaas, waxaanay isaga iyo masuuliyiintii la socotay dadweynaha ku dhaqan kala hadleen meel fagaare ah, iyaga oo ku guubaabiyey inay si ballaadhan uga qayb-qaataan tabarucaadka dhismaha jidka Ceerigaabo.

IMG_0648

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories