Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Somaliland iyo Eheladii uu ka Geeriyooday Ka tacsiiyey Marxuum Caaqil CAbdi Caaqil Maxamed Caaqil Cigaal

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Shacabka iyo Ehelladii uu ka baxay ka tacsiyeeyey Alle ha u naxariistee Marxuum Caaqil CAbdi...

DHEGAYSO: Barnaamijkii Todobaadka ee Radio Hirad oo Qodobbo Xiise leh Xambaarsan

Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha...

Taliye ka tirsanaa Ciidanka Qaranka oo Qaramada Midoobay ku eedaysay inuu fududeeyey Hub Al-Shabaab uga soo degay Xiis iyo Jawaabta uu ka bixiyey

Ceerigaabo (SLpost)- Taliyahii hore ee Ciidanka Qaranka gobolka Sanaag Muuse Jaamac Delef, ayaa gaashaanka ku dhuftay eedo lagu sheegay in xidhiidh ka dhexeeyo Maxamed...

Somaliland oo Markii ugu horreysay rejaynaysa in Dhuxul-dhagax ay Caalamka u iib-geyso dalkeeda laga soo saaro

Hargeysa (SLpost)-  Dawladda Shiinaha, ayaa la filayaa inay markii ugu horreysay Marti-qaad rasmi ah u fidiso Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), sida uu...

BERBERA: Caaqil ku geeriyooday iyo Laba Wasiir oo Ku Dhaawacmay Shilal Baabuur oo soo Gaadhay Weftigii Madaxweyne Siilaanyo ee Socdaalka ku marayey gobollada dalka

Berbera (SLpost)- Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka iyo Warfaafinta ee Somaliland iyo Afhayeenka madaxtooyada oo ka mid ah weftiga Madaxweyne Siilaanyo ayaa dhaawacyo ka soo gaadheen...

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 6aad – “Timir laf baa ku jirta”- (Dhulka iyo maammulladii u kala dambeeyay)

Waxba araaran meynno. 18kii Meey, 1991kii ayaa lagu dhawaaqay Jamhuuriyadda Somaliland. Madashu waxay ahayd Kal-fadhigii 2aad ee caadiga ahaa ee Golaha Dhexe ee SNM....

Somaliland oo Walaac ka muujisay Khatarta Al-Shabaabta Galgala ku soo qaxaysa, kana hadashay siday uga gaashaamatay halista ka soo fool-leh

Burco (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inaanay qarsoonayn khatarta ay Kooxda Al-Shabaab oo ka soo qaxaysa inta badan Koonfurta dalka Soomaaliya, isla...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img