Meydka Nin aan Haybtiisa la Aqoonsan oo laga Helay Xeelliga Dekedda Berbera
Berbera (SLpost)- Agagaarka Xeeliga badda ee Dekedda magaalada Berbera, ayaa habeen hore laga dhex-helay Meydka nin aan haybtiisa la aqoonsan, sida uu xaqiijiyey Taliyaha...
Ciidamada Bada Ee Talyaaniga Oo BadBaadiyay Tahriibayaal Gaadhaya Ilaa 2,000
Sicily(SLPOST)Ciidamada Badda Talyaaniga ayaa sheegay in ay badbaadiyeen inka badan 2,000 muhaajirin Afrikaan ah oo si sharci darro ah kusoo safray dalkaa. Afhayeen u hadlay...
Hoggaanka iyo Guddiga Fulinta ee Xisbiga Kulmiye oo Tacsi u diraya Qoysaska, Qaraabada iyo Shacabka uu Ka Baxay Chief Caaqil Cabdi Maxamed Cigaal
Md. Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, Guddomiye-ku-xigenka 1aad ee xisbiga KULMIYE. Md. Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye), Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga. Md. Cabdiraxmaan...
MUDDALABKII HORE iyo Jaran-jarrooyinka uu Soo Mari Jiray – W/Q: Cabdifataax M. Axmed
In ka Badan Toban Sanno Ayuu ahaa Shaqaale Hudheelada ka Hawlgala.Wuxuu ahaa Nin Ilaa Yaraantiisii u Karti iyo Dedaal badnaa Marka laga Hadlaayo Shaqada...
Somali News
Abaanduulaha Ciidamada Jabuuti Oo Sheegay Tirada Dhimasho iyo Dhaawaca Askarta Reer Jabuuti Weerarkii Buulo Barde
Hiiraan (SLPOST) Dawalada Jibuuti ayaa faah faahin ka bixisay askartii kaga geeriyootay weerarkii todobaadkaan ay Al-Shabab ku qaadeen xili habeen ah degamada Buulo Barde...
Shirkadda DAHABSHIIL oo Tabobar heer Caalami ah u Qabatay Saraakiisha iyo Shaqaalaha ka hawl-gala Xarumaheeda Kala Duwan
Dahabshiil waxay Shaqaaleheeda ku tabobbaray ka hor-tagga lacagaha Sharci-darrada ah ee la diro Hargeysa (SLpost)- Waxa ugu soo gebagaboobey Saraakiisha, Wakiillada, iyo hawlwadeennada Shirkadaha Dahabshiil...
DAAWO Qaabkii uu u dhacay Shilka Khasaaraha Dhimashada iyo Dhaawac Sababay ee Weftiga Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (SLpost)- Waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Dhaawacyada ka dhashay Shilal Baabuur oo ku yimi Weftigii Madaxweynaha Somaliland oo saaka ka soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

