Wax-garadka Deegaan ka tirsan gobolka Saaxil oo Baaq tabashooyin Xambaarsan u diray Xukuumadda
Berbera (SLpost)- Dadwaynaha ku nool tuulada Geeri oo tirsan Degmada Bullaxaar ee Gobolka Saaxil, ayaa cabasho ka muujiyay adeegyada aasaasiga ah ee bulshada oo...
Waan-waan iyo Wada-hadal dhexmaray Somaliland iyo Maamul-goboleedka Puntland oo Baajiyey Isku-dhac Milatari oo Dhexmari lahaa labada dhinac
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa sheegay in wada hadal dhex maray Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland inuu joojiyay dagaal ka...
Dadka deggan Xaafadda Geerash Aw-Aadan oo Maayerka Hargeysa ugu Baaqay inuu Go’aan ka soo saaro Dhisme Jid Laga Dhex-taagay
Hargeysa (SLpost)- Dad ka tirsan shacabka deggan Xaafadda Magaalo-Ugaaso ee Woqooyiga Hargeysa gaar ahaan Geerash Aw-Aadan ee degmada Gacan-Libaax, ayaa Maayerka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan...
Wasiirka Warfaafinta oo loo Qaaday Dalka Jabuuti, Kana Hadlay Xaaladdiisa Caafimaad
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay inay xaaladiisa Caafimaad aad u wanaagsan tahay, isagoo...
Isku Aadka Horyaalka Yurub Oo Dhamaystian : United Oo Af-Libaax Gashay
Manchester United ayaa ku dhacday kooxda horyaalkii hore difaacanaysa ee Bayern Munich, isku aadka horyaalka Yurub oo shallay La soo saaray. taas oo noqonaysa...
Heehaab! W/Q:- Ladna Rashiid
(SLPOST)Waxa aan ahaa wiilka tobnaad ee saddex iyo toban wiil oo aan la dhashay. Wax hablo ah lama an dhalan. Saddex hablood oo hooyaday...
Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Deegaamadiii uu Safarka ku maray Ku Hambalyeeyay Sida ay ugu Soo dhaweeyeen Weftigii uu hoggaaminayey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo, ayaa shacbiga Somaliland, gaar ahaan kuwa ku dhaqan deegaamadii uu safarka ku maray ku hambalyeeyey sida ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

