NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...
Sicily(SLPOST)Ciidamada Badda Talyaaniga ayaa sheegay in ay badbaadiyeen inka badan 2,000 muhaajirin Afrikaan ah oo si sharci darro ah kusoo safray dalkaa.
Afhayeen u hadlay Ciidanka Badda ayaa sheegay in dadka laga soo badbaadiyey xeebaha Sicily xilli ay la socdeen ilaa 13 doomood oo ay aad iskusoo buuxiyeen.
Arrintaan ayaa kusoo beegmatay saacado kadib markii dalka Spain ay si sharci darro ah ku galeen ilaa 500-muhaajirin afrikaan kale.
Sanadwalba, Badda u dhaxeysa Libya iyo Talyaaniga waxaa naftooda ku biimeeya kumanaan kun muhaajirin Afrikaan oo ay ku jiraan Soomaali, waxaana ay doonayaan in ay nolol cusub sameystaan.
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland