Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Dawladda Somalia oo Al-shabaab ku eedeysay siddeed oday oo lagu dilay Baay iyo ururka oo iska fogeeyey

Somalia(SLPOST)Ururka Al-shabaab ayaa iska fogeeyey ku lug lahaanshaha dilka siddeed oday oo maqribkii xalay lagu dilay meel ku dhow magaalada Buur-hakabo ee gobolka Baay,...

Masar:Dad Gaadhaya 529 Qof Oo Maanta Maxkamadi Ku Xukuntay Dil

Masar (SLPOST) Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa maanta oo isniin dil toogasho ah ku xukuntay dad ka badan 500 qof oo la sheegay...

Somaliland oo ka hadashay Nooca Xidhiidhka ay Wadaagaan Soomaaliya, si adag u digtay Maamul-goboleedka Puntland

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inuu meel wanaagsan marayo xidhiidhka ka dhexeeye dawladda Somaliya, isla markaana ay dhankooda ku dedaalayaan sidii...

WARQADDII LUNTEY – A/Fataah M.Ahmed

Wakhti hore oo Fog Ayey Aheyd,Berigaasi ayaa Dirida Warqaduhu ay Socdeen,Horumarkuna Muu aheyn Mid gaadhsiisan Heerka wakhtigan uu Taagan yahay.Keliya Dadka oo Is arka...

Somalia oo si Toos ah U soo Faragelisey qaybo ka mid ah Somaliland iyo Xisbiyadeeda Mucaaradka ah

Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee maamulka taagta daran ee Muqdisho, iyo aqalkooda madaxtooyada, ayaa tibaaxaya in shirqolloo ka...

Madaxweynaha Somaliland iyo Guddoomiyaha Kulmiye oo Tacsi u diray Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka Baxay Marxuum Taariikh ku leh Dib-u-dhiskii iyo Nabadeynta Dalka...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ehelladii, qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday ka tacsiiyeeyey Marxuum Maxamuud Maxamed Jaamac (Gaadhi-jiidh)...

Marwo Khadra Xayd Oo Ku Booqatay Wasiir Cukuse Cisbitaalka Lagu Daweynayo

Djibouti(SLPOST)Marwada Koowaad ee dalka Jabuuti Marwo Khadra Jaamac Xayd ayaa Cisbitaalka uu Ka yaalo Magaalada Jabuuti ku booqatay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img