Monthly Archives: March, 2014

spot_imgspot_img

Qaramadda Midobay Iyo African Union Oo Ka Digay Sansaanta Colaadeed Ee ka Muuqata Somaliland iyo Maamul Goboleedka Puntland

UN (SLPOST)-Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa markii u horeysay caddeeyey inay walaac ka qabaan xiisadda isa soo taraysa ee...

Malaysia Oo Ku Dhawaaqday In Diyaaradii La Waayay Ku Dhacday Badda weynta “HINDIA

Kuala lumpur(SLPOST)-Reysal-wasaraha Dalka Maleeshiya Najib Rasak ayaa xaqiijiyay in diyaaradii MH370 ee laba todobaad ka hor la waayay ku dhacday Bad-weynta Hindiya, cid ka...

Shirweynaha Amaanka Nukliyerka Adduunka oo ka furmay The Hague

Holand(SPOST)Waxaa maanta magaalada The Hague ee dalka Holland ka furmay shirweynaha caalamka uga hadlayo ka hortaga halista iyo sugida amaanka hubka Nukliyeerka. Shirweynahan caalamiga ah...

Hilal Al Assad oo lagu dilay dagaalo ka dhacay Siiriya

Siiriya SLPOST) Hilal al Assad oo ay ilmo adeer yihiin Madaxweynaha Siiriya Bashaar Al Assad ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay magaalada Kasab ee...

Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha DAHABSHIIL‏

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, isaga oo aad uga tiraanyaysan, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo...

DHEGAYSO: “Adduunka Cid Qabiil dawlad ku ahi ma jirto. Haddii aad isku daydaan inaad Somaliland soo faro-galisaan, idinkoo Maxaabiis ahbaanu Garoowe idinka soo qaban-doonnaa”

“Madaxweynuhu dhulkiisii ayuu booqday, Somaliland-na Garoowe ayay ilaalisaa. Haddii uu Cabdiweli isku dayo inuu deegaan Somaliland ah soo far-galiyo, Ciidamada Qaranku Afartan Kiiloo Mitir,...

Somaliland iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Ciidamo Dhigay Aaga Deegaanka Carmaale Ee Gobalka Sanaag

Somaliland (Slpost) Kadib booqashadii madaxweynaha Soomaaliland  ee Laas-qoray waxaa sii kordhaysa xiisada siyaasaddeed ee ka jirta gobolka Sanaag. Wararkii ugu dambeeyey ee ay maanta laga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img