HomeMarwo Khadra Xayd Oo Ku Booqatay Wasiir Cukuse Cisbitaalka Lagu Daweynayo

Marwo Khadra Xayd Oo Ku Booqatay Wasiir Cukuse Cisbitaalka Lagu Daweynayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Djibouti(SLPOST)Marwada Koowaad ee dalka Jabuuti Marwo Khadra Jaamac Xayd ayaa Cisbitaalka uu Ka yaalo Magaalada Jabuuti ku booqatay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), oo dhawaac ka soo gaadhay Shil baabuur loo gooyey halkaasi.

 gggg30-216x125

Marwo Khadra Xayd ayaa ugu tagtay Wasiirka inay soo salaanto, Xaaladdiisa Caafimaadna ka soo war hesho.

Marwada Koowaad ee Jabuuti oo Muddo la joogtay Wasiirka Cukuse ayaa ugu ducaysay in ILAAHAY Caafimaad deg-deg ah siiyo, isla-markaana ka shaafiyo dhaawaca ku soo gaadhay hawshii qaran uu ku jiray markii uu shilka galayey.

 Wasiir Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse) ayaa Marwada uga Mahad celiyey Booqashadeeda waxaanu sheegay inuu ku farxansanahay Sida Marwadu Koowaad ee Jabuuti uga soo war heshay Xaaladdiisa Caafimaad.

Dhinaca kale, Wasiir Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa qoraal kooban uu ku baahiyey Bogga uu ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka Bulshada ee Facebook shacbi waynaha uga Mahadceliyey Sida ay xaaladdiisa Caafimaad ula socdaan, Waxaanu qoraalkaasi u dhignaa Sidan “Saaxibayaal Waad Salaamantihiin Ilaahay Ha Idinka Abaalmariyo Ducada Aad Igu Garab Istaagteen Iyo Xidhiidhkiina Joogtada Ah Aadbaan U Fiicanahay Saaka Cid Iga Wanaagsanina Ma Jirto Hargeisa Deg Deg Ayaan Ugu Soo Laabanayaa Nasasho Yar Dabadeedna Waxan Deg Deg U Bilaabaya Shaqadaydii…

 Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories