Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

“Ugu yaraan 400 arday oo danyar ah ayaanu sannadkiiba ka bixinaa jaamacadaha dalka, waana arrin…”

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa sheegay in Wasaaraddeedu ay sannad-kasta kafaalo-qaaddo kharashka Waxbarasho heer jaamacadeed ah...

Stern Warning to The Western Double Standard on Somaliland – By Ibrahim Gagale

The political map of Africa that shows its independent countries had not been made by African nations or by the African Union. It is...

Maayarrada Shiray Maxaa Looga Fadhiyaa? By: Cumar Maxamed Faarax

Sabtidii Todobaadkan ayaa waxa magaallo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo lagu qabtay shir ay iskugu yimaadeen  Maayarrada Toban Magaallo oo ka mid ah caasimadaha...

“Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen waa ilma Cali labaduba, dhowr shaybay walaal ka yihiin;…”

Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye, ayaa ka jawaabay eedaymo uu u jeediyey Murashaxa madaxweynaha Xisbiga UCID aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen...

Talo kaa Gurracantaa Guul kaa Fogaysa!!

Waxaan halkan si adag uga cambaaraynayaa Telefishanka Universal TV af-lagaadadii anshaxa iyo asluubta saxaafaddaba ka baxsnayd ee uu kula dul kufay M/weynaha Qaranka Jam. Somaliland. Waxaan Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta (W.W.W.) ku ammaanayaa tallaabadii uu ka qaaday ee Telefishankan irridaha ugu laabay, waxaanan Wasiirka ku boorrinayaa inuu go’aankan ka dhigo mid rasmi ah oo aan ka noqosho lahayn. Waxa xusid mudan in Telefishankani uu ummadda

SOOL: Xogo Faahfaahsan oo la xidhiidha Qaabka uu u dhacay hawlgal lagu qabtay Nin ka tirsanaa Koox Al-shabaab

Xidh-xidh (SLpost)- Ciidamada Ammaanka Somaliland, ayaa shalay ku guulaysatay inay soo qabtaan nin ka tirsan Kooxda Al-Shabaab oo sida la sheegay muddo badan dhuumaalaysi...

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Qorshe ay kaga Maarmi Karto Mucaawimooyinka Dibadda

Cape Town (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland, Eng Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sheegay inaanu horumarka Somaliland ku xidhnayn helitaanka mucaawimooyinka ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img