Tabobare Pallegrini Muxuu ka yidhi Guul-darradii uu Mourinho kala kulmay?
Tabobaraha kooxda Manchester City, Manuel Pellegrini ayaa ka hadlay guul-darradii soo gaadhay habeen hore kooxdiisa kadib markii kooxda macalin Mourinho ay 0-1 ku garaacday...
Ujeeddada Kulan natiijadiisu Qabyo tahay oo maanta Dhexmaray Guddiga Doorashooyinka, axsaabta Qaranka iyo Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamka
Normal 0 false false false EN-US ...
Geeddi-socodka Dimuqoraadiyadda Somaliland: Ibna Khaldun iyo Astaamaha Dhicitaanka Dawladnimo – (Qaybtii 2aad) Qoraa, Aadan Muse Jibril
Hore waxaa loo yidhi, ''Wax-garadku wax uu wax ka bartaa khaladka dad kale, Doqonku-se khaladkiisa,koor aanu waxba ka dheefi karin, waxna ka qaban karin''....
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha oo ka Warbixiyey Mashruuca Ballaadhinta Biyaha Hargeysa
Hargeisa (SLpost)- Maareeyaha Wakaaladda biyaha Hargaysa Ibraahim Siyaad Yoonis, ayaa ka war-bixiyay xaaladda wakaalada biyaha, balaadhinta biyo-galinta Hargaysa, dib dhiska iyo habaynta shaqaalaha wakaaladda...
FINISHED: Manchester City vs Chelsea – Ciyaartii ugu Adkeyd Horyaalka Ingiriiska Sannadkan {0-1}
Alvaro Negredo v John Terry. Eden Hazard v Pablo Zabaleta. Yaya Toure v Ramires. David Silva v Branislav Ivanovic. Manuel Pellegrini v Jose Mouinho. GUJI SAWIRKA Manchester City 0 -...
Maamulka Universal Tv oo ku Gacan-saydhay raalligelin Wasiirka Warfaafintu ku xidhay Ruqsadda uu Telefishankiisu kaga hawlgalayo Somaliland
Muqdisho (SLpost)- Maamulka Telefishinka Caalamiga ah ee Universal, ayaa cambaareeyay tallaabada ay Xukuumadda Somaliland ku xayirtay Xafiiskii uu telefishankiisu ku lahaa magaalada Hargeysa. Wasiirka Warfaafinta...
DHEGAYSO: “Haddii Mar Dambe layga Caayo (Tv-ga Qaranka), Iga Wallee aanu Hargeysa ku ooli doonin” – Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa xukuumada madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay habdhaqanka ay kula macaamisho warbaahinta madaxa-bannaan. Guddoomiye Faysal oo maanta warbaahinta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

