Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Al-Shabaab oo ka dhigtay Banaanbax Buulo Burte , soona bandhigtay Haween Hubaysan oo dagaalada ka qeybqaadanaaya.

Somalia(SLPOST)Ururka Al-Shabaab ayaa abaabulay dibadbaxyo ka dhan ah ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana degmada B/Burte oo Shabaabku weli maamulaan ay dadweynaha...

SONYO Oo Maanta Hadhimo Sharafeed Usameeyay Isduwaha GarGaarka Bani Aadmnimo Ee Hay’adda UNICEF.max,ed cali Bile

Hargeysa (SLPOST)- Masuuliyiinta Dalladda Heer Qaran ee Dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa Hadhimo Sharafeed Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ugu Sameeyey Aqoonyahan Maxamed Cali...

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Somalia(SLPOST)Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab ay isku soo dhiibeen maamulka dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ka...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Goob Cusub Oo Loo Dhisay Dadka Barakacayaasha Ah

Hargaysa (SLPOST)- Madaxwayne ku xigeen ka Jamuuriyada Somaliland mudane cabdiraxmaan c/laahi Ismaaciil, (Saylici). Oo ay wahelinayay wasiirka dib u dejinta, Maayarka caasimada hargaysa ayaa maanta...

“Waad Ogtihiinoo Lacagtii Wadada Ceerigoobo Ee Ardayda Laga Ururiyay In Xalay Lagu Xafladeeynayay”Jamaal Cali Xuseen

Berbera-(SLPOST)-Musharaxa madaxwayne xisbiga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo todobaadkii u dambeeyay  ku sugan magaalada Berbera ee xarunta gobolkan Saaxil, ayaa maanta booqasho kedis...

Howgalo lagu qabtay Nin ku Caan Baxay ka Ganacsiga Daroogada oo u Dhashay Wadanka Mexico

Mexico(SLPOST)Howl gal ay si wada jir ah isaga kaashadeen Ciidamada Mareykanka iyo kuwa Mexico ayaa lagu soo qabtay mid ka mid ah ninka loogu...

Baarlamaanka Ukrain oo Kulmaya iyo Madaxweynihii dalkaas oo la waayey

Kiev(SLPOST):- Baarlamaanka Ukrain ayaa kulmaya si ay uga tashadaan mustaqbalka siyaasada, maalin kadib markay u codeeyeen inay xukunka ka qaadaan Madaxweyne Viktor Yanukoviych kadib muddaaharaadyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img