HARGEYSA: Munaasibad Caawa lagu soo Bandhigay Xaddiga Lacagta loo ururiyey Dhismaha Jidka Ceerigaabo
Hargeysa (SLpost)-Munaasibad ballaadhan oo lagu soo bandhigay Lacagta qaadhaanka Waddada isku xidha Ceerigaabo iyo Burco, ayaa caawa lagu qabtay Magaalada Hargeysa. Shaashada Telefishanka Dawladda iyo...
Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Adag Uga Hadlay Mudo Kordhinta La Hadal Hayo Ee Madaxweynaha, Khilaafkii Golaha Wakiilada Iyo Doorashoyinka Wadanka Ku Soo...
Hargeysa(SLpost):wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta iyo wacyi gelinta somaliland Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay arimo badan oo la xidhiidha xaalada uu wadanku...
Sheeko Gaaban: Isagu wuu Fikiray! w/q: Saddaam Carab
(SLPOST)Cidla aanu ci’ xolaad iyo cod dad midna ka soo gaadhayn ayuu salka ciidda saaray. Dabadeed sidii oo uu leeyahay dhulka, cagihiisii dhaadheeraa ku...
HADDAAD GARATID II SHEEG, w/q Cabdillaahi Cabdi (Cadde)
(SLPOST)Tuugii Noo soo dhacay mid ka nacasaysnaa) Waa Abbaara 2.30 habenimo, waa gudcur magan-gooyo, dhaxanta dhacaysa ma malayn kartid…………..Bal amarka Ilaahay habeenkaas hore uma...
DHEGAYSO: Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Soo-dhaweeyey go’aanka ay Guddiga Turxaan-bixintu ku soo af-jareen khilaafka Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo hoggaaminayey garab ka mid ah dhinacyada isku-khilaafsan Xisiga Kulmiye, ayaa soo dhaweeyey go’aamada...
DHEGAYSO: Muxuu Guddoomiyaha Kulmiye ka yidhi Go’aamada ay Guddiga Turxaan-bixintu ka soo saareen Dhex-dhexaadinta Garabyada Xisbiga?
Hargeysa Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweeyey go’aamada ay guddiga Turxaan-bixinta khilaafaadka Kulmiye ka soo saareen xurgufta siyaasadeed...
Guddiga Turxaan-bixinta Khilaafaadka Kulmiye oo Go’aamiyey in Guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa aan lagu tarmi Karin Shirweynaha Xisbiga
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Turxaan bixinta Khilaafka siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye oo madaxweynaha Somaliland dhowaan magacaabay, ayaa caawa go’aamo ka soo saaray natiijada Kulamo ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

