Monthly Archives: February, 2014

spot_imgspot_img

Who is the best candidate to stand as a president in peace, unity, and development party (Kulmiye)‏

I was monitoring the developments with respect to power struggle within Peace, Unity, and Development Party (Kulmiye party). It is a nature for human being...

Muwaadin Aynu Cunno Wixii Dalkeenna Ka Soo Baxa: Baaqa Shirwaynaha Sugida Cuntada Iyo Biyaha Somaliland

Hargeysa(SLPOST) – Waxaanu akhristayaal idiin soo gudbinaynaa wacyigalinta cuntada iyo biyaha Somaliland oo shirwayne lagaga hadlayaa Magaalada Hargeysa ka furmayo saddexda bisha March ee...

Abu Khaled al-Suri Oo Kamid Ahaa Sarakiisha Ugu Saraysa Ururka Al-Qaacida Oo Lagu Dilay Dalka Suuriya

Aleppo(SLPOST)Sarkaalkii ugu sareeyay xoogaga ka dagaalamaya dalka Suuriya kana mid ahaa sarakiisha sar sare ee   Al-Qaacida hoggaamiyana ka ah mid ka mid ah ururada...

Cabashooyin ka taagan xafiiska Cashuuraha Berriga Burco

Burco(SLPOST) Wasaarada maaliayada waliba Waaxda cashuuraha Beriga ee Gobolka Togdheer  ayaa beryihii ugu danbeeyay  Hoos u dhac dhinaca dakhliga ahi soo wajahay sababo dhinaca...

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya

Ethipia(SLPOST)Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa maanta xarunta wasaaradda Gaashaandhiga kulan kula qaatay wasiirka gaashaandhiga Ethiopia...

Nin Dhalinayaro ah oo lagu xukumay Dil kadib markii 100-Dumar ah uu ka qaaday Sawiro kala gadisan

Saudi(SLPOST)Maxkamad kutaala Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xukun dil ah ku riday muwaadin u dhashay Dalkaasi oo lagu eedeeyay in Dumar gaadhaya 100- uu ka...

Madaxweynaha Uganda oo saxeexay sharci ka cadheysiiyay reer galbeedka

Uganda(SLPOST)Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguto Moseveni ayaa saxeexay sharci uu bishii December ee sanadkii hore uu ansixiyay Baarlamaanka Uganda, kaasi oo ka dhan ah dadka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img