HomeHowgalo lagu qabtay Nin ku Caan Baxay ka Ganacsiga Daroogada oo u...

Howgalo lagu qabtay Nin ku Caan Baxay ka Ganacsiga Daroogada oo u Dhashay Wadanka Mexico

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Mexico(SLPOST)Howl gal ay si wada jir ah isaga kaashadeen Ciidamada Mareykanka iyo kuwa Mexico ayaa lagu soo qabtay mid ka mid ah ninka loogu raadiska badan yahay aduunka ee ka ganacsada daroogada, kaasoo lagu magacaabo Joaquin Guzman,

ninka_gaaban_2

Ninkan oo lagu naaneyso ninkii gaabnaa ayaa waxaa uu hogaaminayay koox si sharci daro daroogada uga ganacsatada oo lagu magacaabo Sinaloa

Guzman ayaa baqa carar ahaa tan iyo markii uu ka baxsaday xabsi aad ammaankiisa loo sugayay sanadkii 2001.

Waxaa lagu qabtay gobolka Sinaloa, kadib howl gal ay iska kaashadeen ciidamada Mareykanka ee ka dhanka ah la dagaalanka daroogada.

Madaxweynaha Mexico Enrique Pena Nieto ayaa bartiisa Twitter-ka ku qoray, kuna bogaadiyay howl galka lagu soo qabtay ninkan ee ka dhacay waqooyi galbeed ee dalka Mexico.

Mareykanka ayaa horay ninkan madaxiisa dul dhigay lacag dhan shan milyan doolar cidii soo qabata ama macluumaad ka keenta, isagoo lagu eedeynayay inuu mas’uul ka ahaa daroogada sida sharci darada lagu gelinayo dalka Mareykanka.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories