HomeAl-Shabaab oo ka dhigtay Banaanbax Buulo Burte , soona bandhigtay Haween Hubaysan...

Al-Shabaab oo ka dhigtay Banaanbax Buulo Burte , soona bandhigtay Haween Hubaysan oo dagaalada ka qeybqaadanaaya.

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Somalia(SLPOST)Ururka Al-Shabaab ayaa abaabulay dibadbaxyo ka dhan ah ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana degmada B/Burte oo Shabaabku weli maamulaan ay dadweynaha isugu ka soo ururiyeen xaafadaha ay ka kooban tahay degmada B/Burte.

1-134

Dadweynaha bannaanbaxayay oo sida ka muuqata maamulka Al-Shabaab waxa uu dadka ugu qeybiyay calanka madow ee ay caanka ku yihiin, halka haweenka ka soo qeyb galay bannaanbaxana qaarkood ay u qeybiyeen qoryo iyo bastoolado.

Qaar ka mid ah horjoogayaasha iyo ciidamada maamulka Al-Shabaab ayaa ka dhex muuqda dadka dibadbaxyada dhigayay, kuwaasi oo qaarkood hagayay u yeedhinaya hadalada ay sheegayaan mudada uu bannaanbaxa socdo.

1-75

Ujeedada bannaanbaxa uu soo abaabulay maamulka ururka Al-Shabaab ee gobolka Hiiraan oo ku saabsan in dadweynaha lagu baraarujiyo inay la dagaalamaan ciidamada AMISOM oo dhowaan lagu biiriyay kuwa Itoobiya iyo waliba kuwa Dowladda Federaalka ayaa waxaa halkaasi khudbado ka jeediyay madax ka tirsan Al-Shabaab.

1-233

Waxaa kale oo halkaasi oo khudbado kala duwan ka jeediyay qaar ka mid ah odayaasha degmada B/Burte ee taageersan ururka Al-Shabaab, iyadoo dadweynaha qaarkood ku qeylinayeen ereyo ka dhan joogitaanka Ciidamada AMISOM iyo guud ahaan nidaamka dowliga ah inuu dalka ka dhasho.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Desk

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories