Home“Waad Ogtihiinoo Lacagtii Wadada Ceerigoobo Ee Ardayda Laga Ururiyay In Xalay Lagu...

“Waad Ogtihiinoo Lacagtii Wadada Ceerigoobo Ee Ardayda Laga Ururiyay In Xalay Lagu Xafladeeynayay”Jamaal Cali Xuseen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera-(SLPOST)-Musharaxa madaxwayne xisbiga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo todobaadkii u dambeeyay  ku sugan magaalada Berbera ee xarunta gobolkan Saaxil, ayaa maanta booqasho kedis ah ku tegay sariibada wayn ee magaalada Berbera iyo qaar ka mid ah xaafadaha magaalada.

Jamaal-C-Xusen

Jamaal Cali Xuseen oo booqashaddiisa ka dib saxaafadda uga warramay ayaa ka warramay ujeedada kormeerkiisa, waxaannu yidhi,  “ujeedada socdaalkaygu waxa weeye dardargalinta xafiiska xisbiga UCID  ee gobolka saaxil iyo la tashiyo  aan la samayn doono masuulyinta xisbiga  ee gobolka Saaxil. Markaa waxa aan maanta jeclaysatay oo kale inaan bookhdo sariibada wayn ee magaalada Berbera oo si fiican ayaa bulshadii ku ganacsanaysay aan u arkay, maaha marka aad magaalada timaado inaad tagtid oo kaliya hudheelada qaaliga ee qorshahayga ayaa ka mid tahay inaan bulshadayda arko xaaladooda.”

Musharraxa madaxwayne xisbiga UCID waxa uu ku taliyay in guddi ka madaxbannaan xukuumadda loo sammeeyo dhismaha wadada Ceerigaabo, isagoo arrimahaas ka hadlaya waxa uu yidhi, “Waad ogaydeen oo in haamaha shidaalk Berbera waxa la eryay shirkadii Total markaa lacagtii ganacsada laga qaadi jiray iminka waa lagu kordhiyay. annagu waanu ogolnahay inay dhisanto wadada Ceerigaabo laakiin xalayba waxaad arkayseen lacagtii dadka laga uruuriyay iyo aradayda in lagu dabaal degaayay iyadoo wadadii la bilaabinba ee dhagaxii maalintii  kobaad la dhigay,  imisa kharasha ah ayaa xalay oo kaliya la isticimaalay,  lacagtiii umada laga guray . waxaan soo jeedinayaa in wada ceerigaabo loo sameeyo guddi ka madaxbaxaan xukumadda iyo odhad la galiyo .hadii kale lacagtaa xukumadu waxay u isticaali doonta kaanbayka,  anigu ma arko dad lagu aamino lacagtaa waayo dalkaba ma garayno cid ka talisa.”

Jamaal Cali Xuseen wuxuu kale soo jeediyay in ardayda loo daayo nusasaacaha laga urursanayo oo hantida madaxda dawladda loo quudho dhismaha wadada, waxaannuu yidhi, “Waxaan mar kale ku clinayaa waar ardayda yar yar lacagta musasaacaha ha loo daayo oo wasiiradan baabuurta $80 kun ee doolar ah wata ha lagu daro wadada ceerigaabo.xukumadu ma garanayso waxa kharashu kaga baxo,  waxaan dhaliilayaa xukumadan ku dhaliilayaa maalinta safar wafti u baxayso in lays daba yaaco oo boqol laangaruusal shidaal lagu shubo dadka maatida ahna wadad la sii safo la odhaanyo na soo dhaweeya .xalay ayaad arkayseen dadkii danyarta ahaa ee marka hore waxba la siin waayay in markii marwada madaxwaynaha jabuuti soo caawisay lagu wada yaacay.”Sidaa waxa yidhi Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID JamaalCali Xuseen.

jamaal1

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories