Hawl-gal Ciidan oo Dunida Xusuusiyey Weerarro looga bartay Budhcad-badeedda Soomaalida
Nairobi (SLpost)- Ilaalada Xeebaha ee dalka Eratariya, ayaa la wareegay gacan-ku-haynta markab ganacsi oo marayey biyaha badda Cas meel u dhow Xeebaha dalkaasi, taas...
Baarlamanka Ingiriiska oo Somaliland ku soo Daray Dood-Xaasaasi ah oo shalay Dhexmartay Mudaneyaasha Golahaas
London (SLpost)- Baarlamanka Dalka Ingiriiska oo shalay ka doodayey shuruucaha ku habboon in lagu dabbakho gar-gaarka dalkaasi siiyo dalalka dibadda xilliyada ay dhibaatooyinku dhacaan,...
DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Booqday Fadhiisimada Ciidanka Qaranka ee Jiidda Gambadha
Gambadha (SLpost)- Wefti Wasiirro iyo Masuuliyiin Qaran isugu jira oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran-cadde oo maalmihii u dambeeyey hawlo Nabadeyn...
Nuxurka Qodobbo lagu soo gunaanaday Wada-hadalladii Somaliland iyo Somaliya uga Socday Dalka Turkiga
Istanbul (SLpost)- Wada-hadalladii mudada sadexda maalmood ah Somaliland iyo Soomaaliya uga socday magaaladda Istabuul ee dalka Turkiga, ayaa maanta la soo gabo-gabeeyay, waxaanay labada...
HALKAN KA DAAWO Madaxweyne Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Gaadhay Magaalada Paris, kana Xog-warramay Ujeeddada socdaalkiisa
Paris (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Maalintii Shalay ka Dhoofay Magaalada Hargaysa, ayaa Gaadhay Caasimada Dalka Faransiiska...
Siyaasadda Dibedda ee JSL: Siyaasad leh ku Dhac, Hadaf iyo Himilo Toosan
Markii Xukuumadda M/weyne Ahmed Silaanyo ay talada iyo hoggaanka dalka la wareegtay (27.7.2010), waxa uu go’aansaday inuu la yimaado Siyaasad cusub oo fur-furan oo...
Golaha Deegaanka Gabiley oo Dalbaday in Hanti-dhowrku soo faro-geliyo Dawladda Hoose ee Gabiley (DAAWO)
Gabiley (SLpost)- Golaha Deegaanka degmada Gabiley oo maalmihii u dambeeyey ku gudo-jiray Kalfadhigooda Afraad oo ay kaga doodayeen xisaab-xidhka miisannadiyadda sannadkii hore, ayaa fadhigoodii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

