Jaahwareerka Wasaarada Maaliyada iyo Jabkii ay Kala Kulantey Kordhintii Cashuuraha Qaadka oo ay Ku Muuseysan tahey Dagaalkii Dhagaha Libaaxa ee Wasiirrada U Dhexeeyay
Sida lawada ogyahey Waxa uu Dhawaan Wasiirka Wasaarada Maaliyadu dhawaan hor keenay Golaha Wakiilada ee uu kamid ahaan jirey Hogaankiisa Miisaaniyadii 2013ka arintan oo...
Ilaahaw Haa Iyo Maya Hanaga Wada Yeedhsiin; Wasiiru-dawlaha Wasaarada Maaliyadda – W/Q: Yusuf Cabdi Iimaan
Normal 0 false false false MicrosoftInternetExplorer4 /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-parent:""; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin:0in; mso-para-margin-bottom:.0001pt; mso-pagination:widow-orphan; font-size:10.0pt; font-family:"Times New Roman"; mso-ansi-language:#0400; mso-fareast-language:#0400; mso-bidi-language:#0400;} Marka hore waxaan salaamayaa saxaafadda madaxa banaan,marlabaadka waxaan salaamayaa shacbiwaynaha reer somaliland ee...
Qaadlayaasha Cashuur-diidka ah oo Askar ku dhaawacay Kaantaroolka Degmada Caynaba
Caynaba (SLpost)- Afar ka mid ah ciidamada Booliska Degmada Caynaba ee gobolka Saraar, ayaa ku dhaawacmay rasaas kaga timi gaadiidka jaadka Qaada oo muddooyinkii...
Maayarka Cusub ee Golaha Deegaanka Caasimadda oo Xilka kala wareegay Maayarkii ka horreeyey (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Maayarka Cusub ee Golaha Deegaanka magaalada Hargeysa Eng Yuusuf Warsame Siciid, ayaa maanta xilkii kala wareegay maayarkii hore ee wakhtigiisu dhammaaday Eng...
Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhigga ka jaray Wershad nooceedu ku cusub yahay Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), aya maanta ka xadhigga ka jaray wershad nooceedu ku cusub yahay Somaliland, taas oo ay...
Gobonimadda Iyo Golaha Nabadda Ha La wada Illaashado Somalilandneey
Berberaay Hooyadii S/ Land,waxaad ahayd Hooyo dalkeeda iyo dadkeedaba jecel,Danyar korisaay,jaarkeeda iyo inta la deganba aad u xushmaysa oo aan Dabac xumo iyo qallafsanaan lahayn,dadkuna u siman...
Dooxa wayn Ee Magaalada Hargeysa Oo Qashin Iyo qadhmuun dartii aan la dhex mari Karin Iyo khasaaraha laga Filan karo
Golahii Deegaanka ee Caasimada Hargeysa,bishii u dambaysey ka sii lab-laabtay go’oodii shaqada ayaan mar qudha isku dayin illaa wakhtigii ay shaqaynayeen inay ka qabtaan wax Talaabo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

