HomeDooxa wayn Ee Magaalada Hargeysa Oo Qashin Iyo qadhmuun dartii aan la...

Dooxa wayn Ee Magaalada Hargeysa Oo Qashin Iyo qadhmuun dartii aan la dhex mari Karin Iyo khasaaraha laga Filan karo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Golahii Deegaanka  ee Caasimada Hargeysa,bishii u dambaysey ka sii lab-laabtay go’oodii shaqada  ayaan mar qudha isku dayin illaa wakhtigii ay shaqaynayeen inay ka qabtaan wax Talaabo ah oo ku salaysan ka  ilaalinta khashinka dooxa lagu qubo aan ka qaadin ama iska ilawdayba  nadiifinta Dooxa wayn ee  Caasimadda Magaalada dhex mara iyo meelaha  biyo mareenada ah ee hareeraha wadooyinka suuqyada  kuwaasoo Xashiishku dibeda uga soo baxay,

qashin

Kuwaas oo hadii aan si dag dag ah wax looga qaban keeni kara khasaare  fara badan oo bulshadda dhex deeda ah sida,Bilicda suuqyada waaweyn oo qadhmuun dartii ,Nadaafadda,Degaanka oo uu nabaad guur ku keeno iyo Caaf
imaadka oo uu halis ku keeni karo xiliyadda ay  roobabku jiraan

 Sida aynu ka wada war qabno waxaynu ka wada dharag sanahay khasaarihii baaxadda lahaa ee uu keenay Roobkii u dambeeyey,Somaliland ka da’a sannadkii aynu soo dhaafnay kaas oo dhammaan wada xidhmeenDooxyadii iyo laagahii dhex marayey xaafadaha iyo suuqyada gudahooda isla markaana ay qaarkood dumeen, qaarna ciid iyo xashiish Dibada uga soo baxeen, qaarna wali uu qashinku sidii u dhex yaalo,

Dooxyada waaweyn, kuwa yar  yar iyo meel kasta oo biyo mareen ah waxa lagu shubaa Qashin xad dhaaf ah kaas oo kadibna sababa inuu xidho halkii loogu tala galay inay maraan biyaha daadku marka uu da’o raxmaadka eebe, qashinkaas oo ay ku qubaan Bulshada ama dadka shicibka aha eek u wareegsan dhinac yada Dooxa , waxaana sidaasi yidhi.Xasan Xiis oo ka midda aqoonyahanada Somaliland

waxaanay taasi keentay  marka ay dadku is yidaahdaan dooxa dhex mara inay kala kulmaan arrimo dhawra sida saxa xumo dhinaca caafimaadka ah taas oo ay qadhmuun dartii ay niifsan kari waayaan,wadooyinkii dhex marayey oo qashin dartii xidhmay iyo marka roobku da’o oo ay biyaha daadku dib ugu soo noqdaan guryaha ama xaafaaha ku xeeran goobahaasi.

Waxa gabi ahaanba qashinku  dibada uga soo baxay Dooxyada Magaalada dhex mara iyo   kuwa Biyo mareenada ah,

 sidoo kale waxa uu xidhay meelo badan oo ka mida meelaha hal bowlaha dooxa  ah, kuwaasoo qashinkii dadku daadka soo raaciyaan xidhay, waxana sabab u ah Dadweynaha oo iyagu qashinkii ay guryahooda ka soo qaadeen ku qubaya dhinacyada dooxyada iyo biyo mareenada.

shacbiga Reer Hargeysa ayaa inta badan dawlada  hoose ku dhaliila  inay ka gabisay Nadiifinta biyo mareenada Magaalada dhexdeeda mara, halka ay Dawlada hoosena dhinaceeda  dadweynaha ku dhaliisho inay  dadku goobaha biyo mareenka ah qashinka ku qubaan markasta, isla markaana xiliga roobku da’ayo ay qashinka Raaciyaan Biyaha maraya guryaha hortooda  iyo meelaha kale ee dooxyada ah, taasoo ay  sheegeen inay sababto in biyo mareenadu iskood u xidhmaan  marka xashiishku ka tan bato, kuna fatahaan meelaha ay khasaaraha ka geystaan.

Si kastaba ha ahaatee Shikadaha ku shaqada leh qashin-ururinta caasimadda  Magaalada Hargeysa ayaa waxa lagu qisaasaa ku dhawaad  340  oo isugu jira kuwa Baabuurta ,kuwa Keeryoonayaasha,kuwa Tigaha yar yar iyo Haweenka gacmahooda ku xaadha,

Dhaka kale Qashinka waxa ay ku soo daadiyaan shirkadaha ku shaqada lihi meelo aan sidaasi u sii fagayn sida Buurta Naasahablood,xaafada kilirka shanaad agteeda iyo goobo kale oo aan sidaasi u sii fogayn,isla markaasina ay baabuurta ama iska rogooyinka qaadaa  ay si bilaa nadaama ugu qubaan xashiishka bannaan, iyaga oo aan adeegsan luugu talqaababka loogu tala galay  in lagu xafido  qashinka, oo aan iyada oo aan ilaa hada xal loo hayn dhibaatada ka dhalata Qashinada Dooxyada lagu shubayo roobka ee Hargeysi ka qaylinayso,

Berberaa W A   B I L L A A H I    T A W F I I Q . Axmad  M.M.C.Hargeysa.

 

Kobciye999@gmail.com:Tel:002522-9118404

 Kala Garo Dawladda Iyo Ganacsatada

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories