Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Nuxurka Kulan Dhexmaray Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland iyo Wasiirka Afrika U Qaabilsan Dawladda Ingiriiska

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka dawladda Britain u qaabilsan Afrika Mr Mark Simmonds, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay isla markaana ay kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha...

“Dhibaatooyinkii doorashada Golaha Deegaanka ka Dhashay way ina Sugayaan, haddii aan laga tabaabushaysan” – W/Q: Axmed Yaasiin

Ma laga yaabaa dhibaatada iyo tension ka ay inagu reebeen doorashooyinkii golaha dagaanku inay ina daba socoto boqolka sano ee soo socda. Qaranimadii, sharaftii, karaamadii...

London:Ururka Somaliland Concern Group oo shahaado-sharaf Guddoonsiiyey Abwaan Siciid Ilka-jiir

London-(SLpost)-Xafladd ay soo qaban qaabiyeen Ururka Somaliland Concern Group oo ka dhacay Galbeedka Magaalada London. Munaasibadaa ayaa waxa kasoo qayb galay aqoonyahano, abwaano iyo...

KDQ oo la mid noqday kii Kenya 2007, Madaxweyne Kibaaki oo ka caqli roonaaday Madaxweyne Siilaanyo iyo Shicibka JSL oo ka xarago qaatay

Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa la mid noqday komishinkii Dalka Kenya ee ka masuulka ahaa Doorashadii Cod boobka, Musuqmaasuq, khiyaamada, Eexda  iyo Nin Jeclaysiga ku salaysnayd...

HAMBALYO: Meherka, Xamse Ibraahim Muxumed iyo Ladna Maxamed Jaamac

Aabbo Saleebaan Cumar Axmed, Hooyo Nuura Xuseen Cismaan, Aabbo Warsame Cumar Axmed, Hooyo Shukri Jaamac Warsame, Aabbo Aadan Cumar Axmed, Hooyo Shukri Caaggane, Hooyo...

Guddoomiyaha Waddani oo ka Jawaabay Eedaymo Masuuliyiinta Xisbiga UCID u jeediyeen

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka jawaabay dhaliilo ay u soo jeediyeen masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga dhiggooda ah ee...

Waddani oo Munaasibad laysku Arkay ugu dabbaal-degay Guushiisa Xisbinimo

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa maanta munaasibad ballaadhan ugu dabbaal-degay guushiisa xisbinimo ee uu ka soo hooyey doorashadii Goleyaasha Deegaanka ee sannadkii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img