HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Xadhigga ka jaray Wershad nooceedu ku cusub yahay Somaliland

Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhigga ka jaray Wershad nooceedu ku cusub yahay Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), aya maanta ka xadhigga ka jaray wershad nooceedu ku cusub yahay Somaliland, taas oo ay maal-gasheen Ganacsadayaal dalka u dhashay.

wershadda2Wershadda oo soo saari doonta daabacadda buugaaga Ardaydu ku isticmaalaan Dugsiyada iyo Jaamacadaha iyo noocyada kala duwan ee daabacaadaha, ayaa waxa laga hirgeliyey Bariga Caasimadda Hargeysa.

WershaddaWershaddan oo uu maalgashaday Ganacsade Aadan Baradho, ayaa munaasibadda Wanqalkeeda lagu qabtay isla goobta ay wershaddu ka dhisan tahay, waxaana ka-qayb-galay Golaha xukuumadda oo madaxweynuhu hoggaamiyo, xildhibaanno ka tirsan labada gole baarlamaan, madax-dhaqameed, ganacsato iyo marti-sharaf kale.

wershadda3Madaxweyne Siilaanyo oo ka hor intii aanu xadhigga ka jarin wershadda, hadal kooban ka jeediyey, ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in maal-gashi baaxaddaas leh laga hirgeliyo isaga oo ku tilmaamay tallaabo ku dhiirrasho mudan oo Ganacsatada dalku ku maalgashaan karaan dalkooda.

wershadda_xadhiggaUgu dambayntii, madaxweynaha Somaliland ayaa xadhigga ka jaray, wershadda Daabacaadda ah oo ah markii u horeysay ee nooceeda laga hirgaliyo Somaliland.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories