Kal-fadhiga 49aad ee Golaha Guurtida oo Furmay iyo Nuxurka Qodobbada Ajandaha ku Jira
Hargeysa (SLpost)- Xildhibanaadda Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta guddo-galay kafadhiga 49-aad ee Golahaasi, ka dib markii ay in Mudo ah ku maqnaayeen Fasixii Caadiga...
SOMTEL iyo Telefishanka Qaranka oo wada-jir u tijaabiyey Barnaamij ay Shirkaddu si Toos ah ugu Baahinayso Ciyaaraha Goboladda
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Somtel, ayaa tijaabisay barnaamij xagga baahinta wararka ah internetka ah oo toos ah kaasi oo ay...
Dhalasho Farxad Leh: Xoghaye Mawliid Weris iyo Sucaad M Gahayr
Xaaji C.Kariin Xuseen Yuusuf, Suldaan Maxamed Suldaan C.Qaadir, Boqor Raabbi Yuusuf C.Laahi, Suldaan Aadan Faarax, C.Kariin Maxamed Iid, Xaaji Maxamed Ismaaciil Bidhaan, Khadar Maxamed...
Geeri Naxdin Leh: Inna lillahi wa inna ilayhi rajicuun
UCID -) Waxay dhamaan masuuliyiinta, xubnaha iyo taageerayaasha bahweynta xisbiga Cadaalada iyo daryeelka –UCID, Gaar ahaan Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo M.Madaxweyne Jamaal Cali...
Deg-deg: Dabley Hubaysan oo Ganacsade Caan ah ku Dhaawacay Badhtamaha magaalada Laascaanood
Laascaanood (SLpost)- Dabley hubaysan oo aan haybtooda la Aqoonsan, ayaa goor-dhawayd Badhtamaha magaalada Laasacanood ku dhaawacay Nin Ganacsade ah oo si weyn looga yaqaano...
Aafada Ka-Ganacsiga Dhulka oo Xukuumaddu u Aqoonsatay Mushkiladaha Cadaaladeed ee ugu badan Dalka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa mushkiladda cadaaladeed ee dalka ugu badan ku tilmaamay ka-ganacsiga dhulka iyo inuu Gacanta ugu...
SHEEKO KALE KEEN: Wacad Ma leeyahay? – W/Q: Prof. Abdisalam Yassin
Mas iyo reer ayaa meel wada degay. Markii lays arkaa cabsiyi timi oo la kala baqay. Dhowr jeer ayaa reerki isku deyay inuu maskii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

