Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Xisbigii UDUB oo baaq Aayo-ka-tashi ah u diray Taageerayaashiisii iyo Xubnihii aan ku Milmin Axsaabta Siyaasadda

Hargeysa (SLpost)- Xisbigii UDUB ee ka siibtay jaran-jarada siyaasadda Dalka, ayaa taageerayaashii iyo xubnihii xisbigaa ugu baaqay inuu socdo wada-tashi ku aaddan si loola...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Gudo-galay Kulamo Isu-soo dhawayn ah oo uu la qaatay Beelaha Ciise iyo Samaroon

Saylac (SLpost)- Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa maanta guda galay xalinta khilaafka ka dhashay doorashadii golaha deegaanka  ee degmada ...

Wasiir Duulista oo Hortagay Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka oo Wax ka Weydiisay 10 Dollar oo laga Qaado Rakaabka Diyaaradaha

Hargeysa (SLpost)- Guddida ilaalinta iyo daryeelka hantida qaranka ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta Warbixin ka dhagaystay  Wasiirka wasaaradda Duulista iyo hawada Md maxamuud Xaashi...

Masuliyiinta Jubba Express oo Ka qayb galay Munaasibad loo qaybtay Muwaadin Ingiriis ah oo Masaafo 4000km Safar Dhulka ah ku soo gaadhay Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Sarsare ee Xawaaladda Jubba Express, ayaa ka qayb-galay munaasibad loo qabtay muwaadin Igiriis ah oo Safar Dheer oo dhulka u soo...

Somaliland Concern Group Waxay Ugu Baaqaysaa Qurba Jooga Somaliland In Ay Kaalin Weyn Ka Qaataan Danta Guud Iyagoo Ku Bixiya In Yar Oo Xoolahooda...

Somaliland Concern Group waxay ku bogaadinaysaa qurba jooga somaliland sida ay dalkooda ugu heelan yihiin had iyo jeer ee ay...

Xeerdejin iyo xukuumad is xambaar ah:qalinkii Boobe yusuf ducaale:Qormadii 9aad

Qormada: 9aad Xeer-hoosaadka Golaha Wakiilladu awoodahaas ayuu siinayaa Shir-guddoonka. Bal hadda aynu ag dhigno awoodaha uu siinayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada: Qodobka 14aad: Xilka Gudoomiyaha Golaha Wakiilada 1. Gudoomiyuhu wuxu...

FARRIIN CULUS: Qoyska Marxuum Cismaan Cumar-jeex Oo Mar Labaad Madaxweyne Siilaanyo Ka Codsanaya Inuu Wax Ka Qabto Cabashadooda Maxkamadda Sare

Annagoo ah Qoyska marxuum Cismaan Cumar-jeex, kana kooban 13 Ruux oo isugu jira Rag iyo Dumar, kana mid tahay, hooyadayo Xaliimo Daahir Meecaad, Waxaanu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img