Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Xukuumad Iyo Shiciba Waxaa Inagu Waajib Ah In Aynu Daweyno Wixii Doorashadu Inagu Reebtay – W/Q: Mawliid Aadan Cumar

Qaranka Somaliland wuxuu u dhisan yahay gud ahaan shacbiga ee s/landerska ah ee illaahay ku abuuray, Sidaas darteed waxaa waajib inagu ah dawlad iyo...

Hambalyo Ku Socota Caaqilka Cusub Ee Beesha Cabdala Qoyan

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland General Faysal Kaamil Ciise Taliye ku xigeenka Ciidanka Ilaalada madaxtooyada JSL, Cabdi Cismaan Ducaale Madaxa Hawl-gelinta Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL...

Qabsoomida Ciyaaraha Gobolada maxaa ka horeeya! – W/Q: Sacad Y. Hashi

Sida aynu la wada socono waxa aad beryahan dambe  looga hadlayey xilliga ciyaarihii gobolada la qaban lahaa. wasaarada ciyaaruhu waxay lixdii bilood ee aynu...

Farriin Ku Socota Guddida Cusub Ee Daba-galka Hantida Qarranka ee Wakiillada: “Haddii Ay Daacad Idinka Tahay Dalku Wuu Dhacanyahaye Bal Diiradda Ku Eega Xogtana...

Waxaan hambalyo iyo boogaadin gaadhsiinaya guddida daba-galka hantida qarranka ee golaha wakiiladda Somaliland oo uu guddoomiye ka yahay saaxiibkay aan aad ugu kalsoonahay Xildhibaan...

Natiijada Kulan Dhexmaray Wasiirro ka socda Somaliland iyo Wasiirro ka tirsan Dawladda Imaaraadka (Sawirro + Video)

Abu Dhabi (SLpost)- Weftigii Xukuumadda ee uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha dibadda Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Abu Dhabi Kulamo kula qaatay Masuuliyiin...

Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo Soo Bandhigay Wax-qabadkooda iyo Fadeexado musuq oo Hanti lagu lunsan jiray

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta, Wacyigelinta iyo dhaqanka Md Cabdirashiid Jibriil Yuusuf iyo Maareeyaha TV-ga qaranka Md Khadar Cali Gaas ayaa maanta...

Xeerdejinta iyo xukuumad is xambaar ah:Qormadii 10aad qalinkii(Boobe yuusuf Ducaale)

Qormadii: 10aad (Fadlan halkan ka daalaco Xeerka Sir-doonka Qaranka) http://dharaaro.com/images/PDF/xeer.pdf Bal idinka ayaan idin weydiiyay e’ sidee ayay hay’addani uga tarjumi kartaa guuxeenna iyo dareemmadeenna. Xaq uma...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img