SHEEKO KALE KEEN: Ma Biciid Ma Faras – W/Q: Prof Abdisalaan Yaasiin
Boqoradii Shiinaha mid ka mid ah ayaa dhintay. Intaan ciddii boqortooyada dhaxalka u lahayd la saarin carshiga, ayaa ninkii Wasiirka Kowaad u ahaa qorshe...
Maxkamad Laashay Xukun Xabsi Daa’in ah oo lagu fuliyey Madaxweynihii Hore ee Masar
Qaahira (SLpost)- Maxkamad Racfaan oo ku taala dalka Masar ayaa shalay laashay xukun Xabsi-daa’in ah oo lagu riday Madaxweynihii hore ee dalkaas Xusni Mubaarak,...
Nin Dhalinyaro oo Caawa lagu toogtay Xaafadda Xero-awr ee magaalada Hargeysa iyo Booliska oo Gacanta ku Dhigay Ninkii Falka Geystay
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa ayaa gacanta ku dhigay nin caawa fiidkii wiil dhalinyaro ah ku toogtay xaafadda Xero-awr ee degmada Ibraahim Kood-buur...
Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyey Tirakoob Madani ah oo Dalka laga Hirgelinayo
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Qorshaynta qaranka Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa Golaha Wakiiladda tafaasiil ka siiyay xeerka tiro-koobka dadweynaha reer Somaliland oo xukuumaddu doonayso...
Xanaftii ka Dhalatay Natiijada Doorashadii Golaha Deegaanka Hargeysa oo Saamayn ku yeelatay Ciyaaraha Gobollada Dalka oo Muddo 6 Bilood ah dib loogu Dhigay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa maanta ku dhawaaqay in tartanka ciyaaraha goboladda oo lagu waday...
‘Xawaaladda qaran waxa la xidhay oo ay shaqada joojisay bishii February 18th, 2012, halka Xawaaladda Jubba Express-na Somaliland laga furay February 2010’
Marka hore waxaan jecelahay inaan halkan ka salaamo dhammaan akhristayaasha kala duwan ee kala og ama kala garanaya qoraalka Been abuurka ah iyo ka...
Xeer-dejin iyo Xukuumad Is-xambaar ah – W/Q: Boobe Y. Ducaale ~ Qormadii 8aad
Curintii Xeerka Sir-doonka Qaranka ee Somaliland (National Intelligence Agency) Qormooyinkan kooban ee taxanaha ah ugama jeedno in aan Xafiis Sir-doon oo Qaran aan la samayn,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

