HomeMasuliyiinta Jubba Express oo Ka qayb galay Munaasibad loo qaybtay Muwaadin Ingiriis...

Masuliyiinta Jubba Express oo Ka qayb galay Munaasibad loo qaybtay Muwaadin Ingiriis ah oo Masaafo 4000km Safar Dhulka ah ku soo gaadhay Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Sarsare ee Xawaaladda Jubba Express, ayaa ka qayb-galay munaasibad loo qabtay muwaadin Igiriis ah oo Safar Dheer oo dhulka u soo maray taageerada cusbitaalka Edna Adan ee magaalada Hargeysa.

Munaasibadda oo dorraad lagu qabtay Hotel Handhwanaag, waxa ka soo qayb galay, Drs. Adna Aadan Ismaaciil, Masuliyiinta Xawaaladda Jubba Express, ardeyda jaamacadaha, dhalinyarada iyo xubno ka mida qurba jooda dalka ku sugan.

Christopher Stanfield, oo ugu horeyn munaasibadaasi ka hadlay ayaa si fah-faahsan u sharaxay socodkiisii dheeraa ee uu ku so maray shanta wadan, waxaanu sheegay intii uu socdaalkiisa ku guda jiray uu la kulmay marxalado  adag oo cabsi badan lahaa, waxaa kale uu sheegay in kaalmada uu ka wado cisbitaalka Adna Maternity Hospital uu yahay mid uu ugu tagalay in lagu badbaadiyo nafo badan lagula tacaalana bukaan badan eek u sugan cisbitaalkaasi, waxaanu tilmaamay noqoshadiisa dambe uu wax ka qori doono waxii uu ku arkay Somaliland iyo taariikhdeedaba.

juba

Drs. Edna Aadan Ismaciil, oo musibaadasi ka hadashay ayaa sheekeesay geesinimada iyo qiimaha uu ku dhiiraday Mr. Christopher Stanfield, waxaanay ku dheetaay taariikhda cisbitaalka Adna Maternity Hospital iyo marxaladihii kala duwanaa ee u martay hirgalintiisa, waxaanay sheegatay in dalal badan o dunida ah ay u martay sida Canada, Ustrelia, USA England Holand iyo France, waxaanay tilmaantay inu geesinimo muujiyay isla markaana yahay haylay Mr. Christopher Stanfield, mudan yahayna in looga mahad naqo howsha taageerada uu iskii isku xilqaamay,

Drs. Edna Aadan Ismaciil, waxay sheegtay oo kale cisbitaalka Adna Maternity Hospital, xidhiidh qoto dheer la lee yahay EUda wadamo badan oo ka mida islamarkaana ay wax is dhaafsadaan taageerona ka helaan haday tahay qalabka iyo tabobarada ay bixiyaan taasina tahay mid aan aad ugu amaanayo

Christopher Stanfield, waxaa munaasibadaasi lagu waydiiyay su’aalo badan oo socodkiisii dheera isla markaana mid mid uga jawaabay jawaab faah faahsan,

Geesta kale waxa iyaguna halkaasi hadalo ka soo jeediyey Masuuliyiinta sar sare ee Xawaaladda Jubba Express, waxaanay sheegay inay ku faraxsan yihiin howlaha  tabarucaadka Christopher Stanfield  ee taageerada ugu raadinayo cisbitaalka Adna Maternity Hospital, waxanu tilmaamay inay taageeradooda lagarab istaagi doonaan, waxaana uga mahad naqeen rikoodka cusub ee mudada afarta bilood ah ugu soo lugeeyay

Christopher Stanfield, waa muwadin u dhashay dalka Biritan waxaanu soo gabo gabeeyay todobaadkan socod dheer oo uu ku soo maray Qaahira ilaa Hargeysa oo uu taageero ugu raadinayay cisbitaalka Adna Maternity Hospital ee magaalada hargeysa taas oo masaafo ahaan u dhigan 4000km. Ninka dhalashadiisu tahay Ingiriiska, waxa sidoo kale u olaleeyaa qadiyada ictiraaf-raadinta Somaliland.

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories