HomeSomaliland Concern Group Waxay Ugu Baaqaysaa Qurba Jooga Somaliland In Ay Kaalin...

Somaliland Concern Group Waxay Ugu Baaqaysaa Qurba Jooga Somaliland In Ay Kaalin Weyn Ka Qaataan Danta Guud Iyagoo Ku Bixiya In Yar Oo Xoolahooda Oo Wax Weyn Uu Noqon Karta Qaranka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Somaliland Concern Group waxay ku bogaadinaysaa qurba jooga somaliland sida ay dalkooda ugu heelan yihiin had iyo jeer ee ay dhisitaanka dalka uga qayb qaataan. waxayna qurba joogu dalka somaliland bil walba u diraan lacag faro badan oo dad badan oo reer somaliland ku nool u ah nolol, dhaqaalaha dalkana wax weyn ka tarta, lacagaha adag ee ay diraan waxaa si weyn faaiido ugu qaba iyana kooxaha baayac mushtarka oo ka helo lacago adag oo ay dalka dibadiisa ugu safraaan, kuna soo iibsadaan alaabaha ay dalka keenaan. qurba jooga faaiidooyinka ay ugu maqan yihiin iyo wax qabadka ay dalka jamhuuriyada somaliland u hayaan maha mid la soo koobi karo, waan mid ay ku amaanan yihin mar walba.

Qofkasta oo qurba jooga waa in uu is waydiiiyaa markasta oo dalkiisii hooyo tagayaa maxaan dalkii hooyo danta guud ka qaban karaa? maxaan awoodi karaaa? maanta kaalintee baa iga haboon in aan dalkayga dhismihiisa ka qayb qaato? waxaa ugu mudan ee aan tari karaa maxay tahay? baahiyaha dalka ka jiraa way badan yihine maxaan samayn karaaa?.

Qurba joog kasta oo Somaliland waxaa uu ka qayb qaadan karaa dhismaha danta guud iyo dalka guud ahaantiiba isagoon wax weyn ku bixin.

1.Hadii aad dalka tagayso waxaad sii iibisaa kubado aad hadhow u qaybiiso schoolada meesha aad ku socoto
2.Hadii aad waxbaratay intaad joogta in aad school wacyi galin ka samayn karto
3.Book baad gayn kartaaa daka hooyo
4.Dharka ay ka baxaan caruurtaadu ayaad agoonta u gayn kartaa
5.Maalmaha aad joogta ayaad soo booqan kartaa xarumaha agoomaha, waalida
6.Geed baad beeri kartaa inta aad joogto dalka
7.Dhiig baad u shubi kartaa qof
8.Library baad u dhisi kartaa school
9.Trafikada ayaad kodhadh u gayn kartaa
10..Calamahada baabuurta ayaad dhisi kartaa
11.Taalo ayaad u dhisi kartaa geesiyaashi qarankan
12. Wadada Hargeisa Iyo Berbera ma dhisnaa, 10 dollar bishii ma ururinaa, kolba in yar ma dhisnaa, wado laba dariiq ah oo is dhinac yaala, mid berbera tagta Iyo mid hargeysa timaada

somalilandconcerngroup1@gmail.com

Sent from my iPhone

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories