Yearly Archives: 2013

spot_imgspot_img

Daacadnimadu Waa Saldhigga Guusha – W/Q: Axmed Iid Aadan

Waa nin oday ah. Waxa uu ku nool yahay mid ka mid ah dalalka Aasiya. Waxa uu muddo dheer oo gaadhayso 30 sannadood u...

Ardayda Barata Cilmiga Deegaanka ee Jaamacada Hargeysa Oo Soo Bandhigay Hindise Qashinka Lagaga Faa’ideysan Karo

Hargeysa (SLpost)- Ardayda barata cilmiga deegaanka ee Jaamacada Hargeysa, ayaa  xalay  soo bandhigay hindise lagaga faa’ideysa karo qashinka. Munaasibad loo qabtay shaacinta Hindisahan ay soo...

Xerdejinta iyo xukuumad is xambaara – W/Q: Boobe Y. Ducaale ~ Qormadii 12aad

Qormada: 12aad Bal hadda sheekooyinkan, idinka oo iga raalli ah iga gura. Waxa la yidhi nin soo-galeeti ah oo bas la socday ayaa dirawalkii ku...

Tahriibta iyo Dhibaatooyinka ay Leedahay – W/Q: Sacad Axmed

Waxaa maanta isku dayay in aan qalin u qaato qormo kooban oo aan kaga hadli doono dhibaatada ay leeyahay tahriibka iyo sida lo joojin...

Golaha Deegaanka Degmada Saylac oo Fadhigoodii u horreeyey isugu yimi ka dib markii Xal laga Gaadhay tabashooyin Dhiig ku daatay

Saylac (SLpost)- Xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Saylac, ayaa maanta isugu yimi kulankoodii u horreeyey tan iyo intii la doortay Golahaas oo muran dhinac hoggaanka...

Golaha Deegaanka Hargeysa oo isugu yimi Fadhigoodii u horreeyey iyo nuxurka Qodobbo lagu soo qaaday

Hargeysa (SLpost)-  Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa maanta yeesheen fadhigoodii shaqo ee ugu horeeyey ee ka dib kulankii ay Maayarka ku doorteen,  waxaanay kaga...

Xeer-dejinta iyo Xukuumad is-xaambarsan – W/Q: Boobe Yuusuf Ducaale ~ Qormada 11aad

Qodobka 8aad:  Awooddaha Hay’adda Hay’addu si ay u gudato xilkeeda iyo waajibaadkeeda waxay leedahay awoodaha soo socda: In mar kasta oo ay ka war-hesho, ama sabab...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img