HomeTahriibta iyo Dhibaatooyinka ay Leedahay – W/Q: Sacad Axmed

Tahriibta iyo Dhibaatooyinka ay Leedahay – W/Q: Sacad Axmed

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

sacad axmedWaxaa maanta isku dayay in aan qalin u qaato qormo kooban oo aan kaga hadli doono dhibaatada ay leeyahay tahriibka iyo sida lo joojin karo ano ku so  qaadan doono maqaalo kala duwan ano adeegasanaya joornalada & websiteyada qaarkood,ee dalka ka jira

Sidaynu wada ognahay waxa soo badanaya Tahriibka Dhallinyarada  D alkeena Wiilal iyo Gabdhaba, waa  markii igu horaysay ee aan Fikirkayga ka dhiibto   dhi baatada Tahriibtu leedahay, dhalinyarda oo jidkaas dheer u  maraysaa siidi ay u tagi lahaayeen wadamada lo yaqaano qurabaha  kuwaas oo ay u si maraan dhibaato aad u badan waayo waxay marayaan badda  iyo dhul ayna garaneyn ayna cidna ku lahayn.

Dhalinyarda inta badan waxaa lo geystaa dhibato aad u fara badan oo aad aad uga naxayso markaad maqasho.

Dhibaatooyinka Loo gaysto Dhalinyarada waxaa ka mid ah Jidh Dil  ah, Boob laga qaadayo lacagtii yareyd ee ay siteen oo haadi aad maqli lahayd siday ku heleen baa ad kaa nixi lahaydba sido kale mararka qaar waxa lo geystaa dhibaatooyin  kale oo aad u xun

Waxaa inta badan aad maqaleysa oo aad ka naxaysaa hablo lagu odhanayo hebela ayaa tahriibtay kuwaas oo waliba raacaya wiilal aanay garanayn meel ay ka imaadeen iyo waxay ka yeeli doonaan,

iyada oo ay kaga darantahay dhibaatada ay kala kulmi karaan kuwa ay isku aamineen ee la socda iyo kuwa dhexda ay iska  sii helayaan oo ay maarka shalmad ama ay is idhaahdaan wale inantani way idin anfacysaa iyagoon u eegeyn ama ayana ka naxeyn , hadaba waxad maqleysa ama dhegahaaga ku so dhacaya iyadoo laga  sheekeynayo  habalo somaliyeed  oo la wayay in lagu qabo dhulka saaxaraha ah ee wadamada SUDAAN ,LIIBIYA ,iyo wadamada  kale ee ay si maraayaan waliba habalaha  somaliyeed  waxa ku hasytaa wadamadaa aynu  so sheegynay    dad bilaa  diin ah ama  bilaa dhaqan  ah

hadaba arrintan tahriibka ah mid ku dunida saxdexaad ka jirtaa sida AASIYA ,AFRICA LAATIIN AMEERIKA , iyo guud ahaan dalalkii horey lo so  gumeysan jiray ama wadamada so koraya o ay dalkeenuna ku jiro wadamda so koraya  hadaba dhalinyaradeeni waxay u tahribyesa   shaqo la,aan baahsan oo ka jirta dalka  .noloshuna sideedba waa yididiilo hadii qofka nolosha yidididladeed u waayo wuxuu isku dayaya inu wax ka badalo mustaqbal ka duwan kan u ku jiro u raadsado wadamada aynu u naqaano wadamada u horemaray…..la soco qaybta danbe

                                            

 

 Diyaarintii:  Sacad Ahmed Osman

Email:sacadosman@gmail.com

Hargeisa, somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories